Sign in to follow this  
Jacaylbaro

AT Yaa Arkay ????

Recommended Posts

Waar yaa nool oo liibaanay oo odaygii arkay ???

 

He is not a student so he is not busy with exams ,,, he probably done that 30 years ago.

 

 

Last time, he was not going for vacation thus no excuse for him ........... he probably never had one.

 

 

Unless his compute was stolen or he didn't pay his internet subcription ,,,,, that is possible.

 

 

NOW WHERE IS THE GUY ??

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

last i heard he became an ethiopian tv football pundit. all i heard was, "zezebade tabana tigre down, go go brazil".

 

( goes back writing a bloody essay)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

Useless friends baa tihiin, A&T is busy changing nappies![am assuming here,before someone dedicates a thread to the possibly new father]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Og: Hoyga Hidaha iyo Hal abuurka SOL.

Og: Wax garadka iyo Indheer garadka SOL.

Og: Hoyooyinka iyo Habooyinka SOL.

Og: Jaaliyadaha SL iyo PL ee ku dhaqan SOL.

 

Ujeedo: Cadeyn A&T meesha uu jiro.

 

Duqa saxiibkeen amaba Abtigeen ah ayaa waxa la sheegay in uu dhawaanahan

joogo Landhanta O'gadeniya oo dadka intiisa badani u yaqanaan Diridhaba.

 

kistoo aan lagaraneyn sababta dhabta ah ee uu halkaas u aaday haddana

waxaa la tibaaxayaa in ay la xidhiidho hawlo halgameed oo baryahan danbe

ka soo cusboonaaday agagaarka gobolka Shineele iyo magaalooyinka Harar iyo Hawaash.

 

Waxaa marag ma doonto ah in uu xariifka Abtigeen ah taageersanaa fikirada

siyaasadeed ee oranaaya halganka ka socda dhulka SomaliGalbeed waa in la balaariyo.

 

Si uu laftiisu usoo indho indheeyo mar xalada nololeed ee shacab weynaha

iyo sida ay ula dhacsanyihiin dhaq dhaqaaqa halgan ee loo keenay ayaa

waxaa muhiim noqotay in uu socdaal qarsoodi ah ku soo maro magaalada Diridhaba

& nawaaxigeeda.

 

Tixraax: Xafiiska Sirdoonka SOL. icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Waar hooy maad adeerkay faraha ka qaadaan intaan seefta galka kala bixin...! :mad:

 

 

Jaceylbaro...waan ku ogahay goobistaada kalgaceyl kaama ahe maad ugaaska inoo daysid mise xaal inaan kaa qaadno ayaad dooneysaa? :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this