Cabdow Posted October 12, 2009 Canjeex, such heavyweights gathering at one place and singing a nationalist song. Waaaw. Dankis for posting that link. A stage xataa Yamyam and Awkuuku hal meel iskugu yimid ka muuqdaan. MMA, to see such a heavyweight fanaano gathered at one place is amazing to say the least walllahi. But unfortunately, it's sad knowing that 1/3 of them in that video are not with us today (AU) Btw, we hoping by next year inaan wadankii joogno oon phisical ahaan wax ugu qabano dadka dhibaateesan, adna you hoping to see another rally eh, see camal camu Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 13, 2009 Awkuuku, Yamyam iyo Magool ka ahayn yaa marxuum kale ka muuqdo cajalka? Eebbe ha u naxariisto marxuumada. Hopefully next year xeebta Jasiira ama Sugunto Liido ayaa kusoo mareynaa socodkaan. ______________ More images from the rally on facebook. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 13, 2009 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 13, 2009 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted October 13, 2009 So amazing to see dhallinyaro ay ka muuqato madaxbannaani ay ka daaleen waxyaabaha dalkeenna dib u dhigay. I wish kuwa dagaallada ku jira oo dhan ee da'yarta ah inay hubka dhigaan oo odayaasha dalkeenna halaaggaan u horseeday ay wax u dagaallama waayaan! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miriam1 Posted October 14, 2009 Salam Maskin Yep I was there. Inshallah next year's walk is going to be Bigger and Better ! Keep next thanksgiving weekend open It's funny seeing the pictures again - brings all stress back It would be amazing if every city with a large somali population took this upon themselves. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted October 14, 2009 ^You were among the organisers? Lol,seeing family members on front line warms the heart,bless them.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miriam1 Posted October 14, 2009 LoL - Malika I bet you guys can out-do us. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted October 14, 2009 ^Probably,but that was nice to see..Unity for humanity - I like that! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted October 14, 2009 MMA saaxiib marax aa tahay in aad ila socodsiiso ee aheed in aad adigana joogi doontid.. I drove from my city to T.o to be part of this and it was beautiful saaxiib..Dhalinyarada isku daba riday barnaamijkaan sifiican bee u hordhacsheen oo aad baa loogu soobaxay... Hopefully iinsha allah next summer, we will be bringing this event to the capital and iinsha allah it will be much bigger.. Marx everyone is trying to ignore you as you knoticed saaxiib laakiin this event somaliland kuwa sheegta xitaa wee joogeen oo wee kasoo qeyb galeen..khurunka iyo calan dirirka UK inta kama socoto saaxiib oo calan kala nooc ayadoo la wato ayaa wili somalinimo la iskugu dan toonaa reer baadiye yahoo.... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cabdow Posted October 14, 2009 ^ Usheeg maraxa! MMA, waa saad sheegtay, wa intaa un! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 15, 2009 Waraa Butusbaanjar, meesha kuguma arkin ee qaafka inta aad ka dhiibeysid jooji. Camankaaga kuus kuusan sida Eaton Centre camal loo arko lagaaga arki lahaa meesha haddaa joogi lahayd ee yaree bootada waa joogay ah. Yaa ogaado Alta Vista ku afleerineysay. Ama kuwa calamada meesha inay ku gadaan rabay la sheegaaye amaa ahayd? Ani Cantar Jeenyo isbarbar soconayba aniga iskala sheekeysanaaye the whole walk, inkastoo it was said to be a silent one. We tried to be silent sometimes. Runtii, though, ma joogtay? At least aniga intaa ku qoray that I would be there. Hayaam, thanks to you and other organizers. You guys did wonderful job. Meesha kasii wada dadaalka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted October 15, 2009 Magaalada dhan Alta Vista lee maa ka taqaan lool in aa tahay lafihii hore aa iskashifee kawaran Altavista somali dhan ma ag joogto hada lool.... Aniga dhalinyar badan aan aqaan oo reer York Uni ah group yadii hore ayaan la joogay we was having too much fun walaahi I wish I met you saan kuu jar jarilahaa lee....... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ilka-dahable Posted October 16, 2009 Meelkasta Dumar iyo Caruur Baa ubadan aaway ragii? Daaqadaan Ka baxnahay walaahi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 17, 2009 Rag wey joogeen, weyna ka muuqdaan. Dumarka Soomaaliyeed sidoodaba haddee tirakoob noqoto wey ka badanyihiin ragga meel walba la joogo. Having said that, waa runtaa haweenka way ka firfircoon yihiin ragga Soomaaliyeed oo ka gaabsaday wax u qabashada dalkooda iyo dadkoodaba. Way ka damiir dareen badanyihiin too. Quote Share this post Link to post Share on other sites