cadnaan1 Posted May 11, 2018 reer burco sheekadaan run miyaa Xaafada Ilaahaw Waad Na Arragtaa Xaafada Samir Iyo Iimaan Xaafada Urayso Xaafada Xaar-wada Xaafada Liis kama shisheeyo Xaafada Qandahaar Xaafada Sii-bakhti Xaafada Kani Makii Hooyadaba Xaafada Cuqubo Xaafada Qunyar-daga Xaafada Igu Wad Xaafada Xabaalaha Giinbaarta(Waa Goob Lacag Giinbaar ah Lagu Aaasay. Xaafada Lafoolayda Xaafadda Oodhfanada Xaafada Fadhi Macaan Xaafa Hodan Qaylo Xaafada Qasabka(Xilligii Siyaad Bare ayaa Iskuul Kuyaala Qasab Lagu Dhisay) Xaafada Cakaara Suuqa Sakatu Yuhuud. Xaafada Caqaayada. Suuqa Laba Qow . Masaajidka Reer Daahirka Suuqa Daahiraw Is-dhagayso Xaafada Magaalo Duday (Waa Xaafad Burco Ka Cadhootay) Xaafada Haygu Soo Dhicin. Xaafada Dhuurta Xaafada Tuurta Xaafada Geerashka Ilma Qar-waraabe Xaafada Fadhfadhiiso Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted May 11, 2018 Marka hore waxaad ogaataa in Togdheer oo Burcanna magaalo madaxdeedii tahay ay suugaanta iyo afsomaliga hooyadood tahay. Taariikhda suugaanta Somalidana ay ka muuqdaan. Reer Burco maadaama ay Hodan ka yihiin afkoodda hooyo waxa u sahlan inay soo kordhiyaan eray bixinno ama Hal ku dhigyo cusub, tusaale; kuwii u dambeeyey waxa ka mid ah: Bedeluu, Fashiloo iwm. Hadaan u soo noqdo magacyadan aad na waydiisay Waxaan isku dayayaa inaan inta aan garanayo kuu confirm- gareeyo , anigoo ah asal Burcaawi mar walbana booqdda. Xaafada Ilaahaw Waad Na Arragtaa( ma hubo) Xaafada Samir Iyo Iimaan(ma hubo) Xaafada Urayso (tani waa xaafad qadiimi ah, hada magacaa lamayidhaah waana la casriyeeyey) Xaafada Xaar-wada (xaarwadi waa dix yar oo dhexmarta magaaladda) Xaafada Liis kama shisheeyo(ma hubo) Xaafada Qandahaar(ma hubo) Xaafada Sii-bakhti (waa tuulo bariga Burco ku taal) Xaafada Kani Makii Hooyadaba(u malayn maayo inay jirto waa af ciyaalo suuq) Xaafada Cuqubo (waan maqlay waxa dega dad aad u danyar oo soo galeeti ah) Qunyar-daga (xaafad qadiimi ah waxay ku dhegantahay Urayso) Xaafada Igu Wad(ma jirto) Xaafada Xabaalaha Giinbaarta(Waa Goob Lacag Giinbaar ah Lagu Aaasay.(Lacagta waa lagu gubay meeshan oon cidi deganayn waa suuragal hadii hada la degay inay magacaa la baxday) Xaafada Lafoolayda ( xaafad qadiimi ah) Xaafadda Oodhfanada (xarunta orphans ka ayaa ku taalay halkan) Xaafada Fadhi Macaan (ma hubo) Xaafada Hodan Qaylo (xaafadaan ku soo koray) Xaafada Qasabka(my route to School and the city centre lovely memories) Xaafada Cakaara (qadiimi as well) Suuqa Sakatu Yuhuud. (Xaafadihii Burco lagu asaasay, Yamaniyiin ayaa dukaamo ku lahaa) Xaafada Caqaayada. ( mukhaayadda Caqaayadda magacii xaafadan bay bedeshay hada ma xasuusto magacii hore) Suuqa Laba Qow . (Yes waa xaafad) Masaajidka Reer Daahirka (dee malaha reerkaasaa dhisay) Suuqa Daahiraw Is-dhagayso( reerkaasaa u badan, balse waa makhaayad) Xaafada Magaalo Duday (Magaaladii bay ka fogaatay) Xaafada Haygu Soo Dhicin. (Dukaanka haygu soo dhicin ahagaarkiisa) Xaafada Dhuurta(xaafad jirta) Xaafada Tuurta (magaca waa la soo gaabiyey) Xaafada Geerashka Ilma Qar-waraabe ( geerashkaadaa loogu magacdaray) Xaafada Fadhfadhiiso (tani malaha way iga dambaysay) Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted May 11, 2018 Dadka dhinaca magac bixinta gacan ayaan u taagay every day new word ayey afsomaliga kusoo kordhiyaan the latest added word is ( heshiiska dp world ) oo looga jeedo ninkan iyo gabadha qudbo-siro isku guursada oo is qarsada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted May 11, 2018 The list of xaafado can't be that long because Burco is not a huge metropolitan. It is a decent sized Somaliland city, but can't have that many xaafado (degmo, district) you listed. It is possible the list above is for famous landmarks, and if that is the case, they shouldn't be called "xaafado". Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 11, 2018 Holac, Xaafado can also be neighborhoods or quarters not an actual districts. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted May 11, 2018 10 hours ago, cadnaan1 said: Dadka dhinaca magac bixinta gacan ayaan u taagay every day new word ayey afsomaliga kusoo kordhiyaan the latest added word is ( heshiiska dp world ) oo looga jeedo ninkan iyo gabadha qudbo-siro isku guursada oo is qarsada. runtii cajiib weeye, waxaa kala cusub Anwar Qarqaash oo loogu yeedho qof runta ka hadla Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted May 11, 2018 7 hours ago, Che -Guevara said: Holac, Xaafado can also be neighborhoods or quarters not an actual districts. true, is not literally whole district Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aroori Posted May 11, 2018 Burao is not very big Metropolitan city; but still one of the biggest cities in the Somali peninsula. below are some Google Earth Screenshots in comparison to Bosaso. All images taken at an elevation of approx. 14 km. once i have excluded Xaafada Koosaar (Kandahaar) from Burao and included it once. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted May 12, 2018 khandahaar? man , Burco is funny and looks really big Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted May 12, 2018 In the summer of 1981, I visited my uncle who was a public servant in Burco. They told me that when the family moved in there neighbors started throwing stones at the first night. Dhagax bay nagu billabeen habeenkii. Anagoo yaaban oo leh waar waa maxay deriskan dadka shiidaye ayaanu habeenkii seexanay. Subaxdii ayey na soo salaameen, markaanu waydiinay , " waar xalay dhagaxan ayaa xagiina nagaga soo dhacday", waxay yidhaahdeen , " Waanu idin soo dhaweynaynay". they became friends after that. Burco is really something. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted May 12, 2018 11 hours ago, maakhiri1 said: runtii cajiib weeye, waxaa kala cusub Anwar Qarqaash oo loogu yeedho qof runta ka hadla Are you serious Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted May 12, 2018 9 hours ago, Aroori said: but still one of the biggest cities in the Somali peninsula You are combining two completely separate cities - East Burco and West Burco according to Saalax Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted May 12, 2018 34 minutes ago, Tallaabo said: Are you serious Seriously, the place is something, though I would say a bit vulgar, and NO discretion. Quote Share this post Link to post Share on other sites