Sign in to follow this  
Deeq A.

MAXKAMADA SARE EE PUNTLAND OO FASAXDAY MAXAABIIS U DHASHAY DALKA IIRAN

Recommended Posts

Deeq A.   

Bosaso [Puntland Post]- Maxkamada Sare Ee Puntland Ayaa  maanta U Farisatay gal Dacwadeed Lo Haysaytay Maxabiis U Dhashay Dalka Iraan  Kuwaasi Oo Lagu Soo Qabtay Iyago Si Sharci Daro Ah Uga Kalumaysanaya Xeebaha Puntland.

Maxabiistan Ayaa Mudo 8 Bilood Ah Waxay Ku Jireen Xabsiga Dhexe Ee Bosaso Waxana Horay u Xukuntay Maxkamada Darajada Koowad Ee Gobalka Bari Iyado Xiligii Maxabiistan La Soo Qabanayayna Laga Dilay Nakhudihii Doonta Oo Isku Dayay Inuu Ka Baxsado Ciidamada Badda Puntland.

17 Kan Maxbuus Ayaa Maxkamada Sare Ee Puntland Waxay Xeer  Ilaaliyaha Sare Ee Puntland Maxamuud Xassan Iyo Xeer Ilaaliyaha Gobalka Bari Bashiir Hobaley Ka Dhagaysatay Eeda Loo Haysto edaysana yaashan ajaanibta ah.

Gudomiye Ku Xigeenka Maxkamada Sare Ee Puntland Nuur Ciise Ayaa Dhagaysiga Ka Dib Waxa Uu Xoryadoodi U Celiyay 17ka Maxbuus Iyado Sido Kale Puntland Lagu Warejiyay Doonti Ay Wateen Xiliga La Soo Qabanayay Halka Nakhudihii Doonta Ee La Dilay Lagu Xukumay In Magtiisa Uu Bixiyo Mulkilaha Doonida Oo Dalka Iraan U Dhashay.

25.jpg?resize=1000%2C562 26.jpg?resize=1000%2C563 27.jpg?resize=1000%2C563 28.jpg?resize=1000%2C563 29.jpg?resize=1000%2C563 30.jpg?resize=1000%2C563

Cabdiqani Boos 

Puntland Post- Bosaso

The post MAXKAMADA SARE EE PUNTLAND OO FASAXDAY MAXAABIIS U DHASHAY DALKA IIRAN appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this