Abtigiis Posted July 16, 2008 Eheladda iyo qaraabadiisa iyo Asxaabta SOL waxay halkan ka baafinayaan JACAYLBARO also known as Jibbaysane. Markii ugu wardanbeysay waxaa lagu sheegay tuulo u dhaxaysa Xaaji-saalax iyo Burco. Shaad cas iyo surwaal cagaar ah ayuu xidhnaa. Calaamadihiisa lagu garan karo: 1- waa nin gaaban oo bidaar leh 2- kolkol wuu wareeraa, laakiin inta badan waa aqyaar 3-Qalimaan badan ayuu jeebadaha ku qaataa Fadlan ciddi warkiisa haysa ha soo gaadhsiiso maamulka SOL ama ha la xidhiidho Internet center'yada ugu dhow iyagaa warkiisa na soo gaadhsiinayee! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted July 16, 2008 ^LOL..intaan baad kaa ilaawdee; 4.Wuxuu naa yahay niin qoosol badhan,Loooooooooooooooooooooooooooool..[keeligii buu iska qooslaa] ps.Jac,your missing out man! the welcoming committegii Paragon baa laa waregee,you need to claim it back! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted July 16, 2008 ^Lol. JB qandaraas ayaan labadayadu kala saxiixanay. Waa inuu SOL leerta siiya for sometime to come. Then he'll come back, and he can have his welcoming committee. Wanna waan u qaleynaa . Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted July 16, 2008 LooooooooooL @shaati gaduudan iyo sarwal cagaaran war JB Marki ugu wardambeesay waxu la dhanteenaayay massai inanka amuuba massai dhinac ka raacay hablahoodi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Legend of Zu Posted July 16, 2008 JB ilaahay ha u naxariisto Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted July 16, 2008 illahay haa saaciido with his naxariis inshallah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted July 16, 2008 JB is doing allright yow. He is little busy these days. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xidigo Posted July 16, 2008 waxa la yiri Dhagax tuurkii hargaysa ka dhacay ayuu ka qayb galay oo dakhar wayn ayaa ku maqan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SCORPION_SISTA Posted July 16, 2008 Red Sea is right JB has been extremely busy but alive and well...It is weird though despite not being here it shows his name in the list of people currently navigating SOL!!! :confused: :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted July 17, 2008 ^Yeah he is watching us. *Waryaa Jacaylbaro nala hadal, waryaa waan ku arkaa* Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted July 17, 2008 Waryaa soo bax, Mise meeshan waa laga mamnuucay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 17, 2008 Shiirkiisa ayaa ka batay meesha, kistoo fresh leer ayuu soo qaadanoyaa, as per prescribed by a renown dhaqtar -- Dr. Waaw Wiifoow. That is all. Be patient, folks. He is on here, just not posting, too. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Buuxo Posted July 17, 2008 There is a lot of people that need baafin...But JB si caadi aan aheyn baa loo tabay not only his LOOOOOOOOOOOOOOL and but the dude went from informing us what he was having for breakfast,lunch and dinner and did i forget morning/avo-tea...to just disappearing from SOL,naturally we start to think something must have gone terribly wrong....is he dead? or did he lose that taarwalee/internet-cafe job? Anyways ,Jacylbaro if you are reading this ...please let someone know about your xaalad,we are very worried .Soo noqo adoo nabad ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
-Lily- Posted July 17, 2008 JB is well & alive folks, he actually had beer and canjeero for breakfast this morning, followed by surqar and baris for lunch washed fown with an argan of caano. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Buuxo Posted July 17, 2008 LOL@Lily, you holding him hostage isn't it I knew it , Jb wouldn't be able to resist SOL for that long. Quote Share this post Link to post Share on other sites