Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiye Yariisoow oo Xildhibaanada Aqalka sare kala hadlay Maqaamka Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisoow ayaa la kulmay Xubno katirsan Aqalka sare ee dalka.

Yariisoow ayaa la kulmay Guddiga Arimaha Gudaha iyo Dib u heshiisiinta arimaha Federaalka ee Aqalka sare.

Yariisoow ayaa uga warbixiyay Guddigaan howlaha ay wadaan maamulka Gobolka Banaadir.

Dhinaca kale Gudoomiyaha ayaa kala hadlay guddigaan arimaha la xariira Maqaamka Gobolka Banaadir.

Gudoomiyaha ayaa su aalo laga weeydiiyay arimaha shaqa siinta dhalinyarada oo Maamulka Gobolka Banaadir uu wado.

Yariisoow ayaa xilka Gudoomiyaha Gobolka haya 100 Bari.

Hoos ka daawo sawirada

Kulanka-2.jpg?resize=696%2C464 Kulanka-1.jpg?resize=696%2C464 Kulan-3.jpg?resize=696%2C464

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho

The post Gudoomiye Yariisoow oo Xildhibaanada Aqalka sare kala hadlay Maqaamka Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this