BOB Posted November 5, 2010 Allah daiga aay xaw uuk geeshi rijay? xaw laawan aa hatay adiga. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 9, 2010 Soomaaliya - 1920s. Waxaan ka ogaaday from sawiradii hore is that iyaga dhan timahooda wada deysan oo wada afro ah. No bidaar nin ku jiro. Every picture from that era waa saas. Maxaa nagu dhacay jaamacyaasheena now, especially kuweena qurbaha joogo. Bidaarteena anagoo teenage ah ayeeba na gishaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted November 9, 2010 MMA, guudka weyn aku sirmin. Safka dambe dhinaca midig, ninka labaad waa ku jurta abaa, sidoo kale safka hore ninka dhexda ku jiro usine dhexd ee ka taallaa, Odayga usiga nin ween waaye aa la dhahaa maahinoo. Illaa 20'ska aa lees soo heestay sxb, bidaar aala dhahaa waqti ma taqaano, laakin waxee ku fiicnatahay iid xanuun ma leh nooh, NG weydii Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 9, 2010 Taas bidaar ma'aha, taas waa the 'infamous' Soomaali forehead. Awoowyaasha dhaaf, bidaar ma gali jirinee. Ii sheeg meel a few Soomaali men isla taaganyihiin, where half at least not bidaar galin in qurbaha? Aad loo haayaa Soomaalida, I don't know caanaha geel la'aanta inay tahay ama qaboowga ama cuntada kale ama fikirka baas dalkeena burburkiisa iyo qaxarkiisa. There is something we don't know. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 13, 2010 Waligood waxaa la yaabaa siduu go'yadooda had iyo jeer u cadyahay, nadiif u yahay. Sawirada see u ekaayeen ayaa loo sawiray, ee haddee go'yaal wasaq leh huwan lahaayeen sawirada laga arki lahaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted November 13, 2010 Meel dheer baad wax ka tilmaamtaa, what brand waaye monitorkaad isticmaashid? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 13, 2010 Toshiba. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Muriidi Posted November 14, 2010 please allow an eskimo-bo'nbayo to comment on this excellent thread .. web page Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted November 26, 2010 Gorgeous black n white photos of Zeylac, Somalia. Thank you Muriidi for the link. Aqoon la'aan waa iftiin la'aan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted November 26, 2010 Sayid loves moos very much as you can all see. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted November 26, 2010 Aah! fresh bread! hmm... “Give a man a fish and you feed him for a day. Teach a man to fish and you feed him for a lifetime.” Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted November 29, 2010 ^You sure like Sharif eh! good for you! FYI: this aint the picture of the day thread bro. Ciao. ----- Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted November 30, 2010 Nina aka Ninja! sawiradaan xagee ka keentaa kaalay? Libareeriyadii somalia dadkii dhacay miyaad ka mid aheed shufto yahoo ganbada jeexan wadato! Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites