Somalina Posted October 25, 2010 Originally posted by NASSIR: Nina, ciyaalka xaafada or Ice Cube's 'boys in the hood', any common features btw the two? Mida kale, sawiradaan Turkana miya mise Masai, the lost cousins of Amhara, Oromo or Tigrai I didn't know you were related to Amhara? I'm not related to Amhara c'mon now. Sawirada ugu horeeyana tribe-kaas you were very close, Masai ayay u dhowyihiin (related), oo waa Samburu tribe oo dega NFD. Ulajeedada dhan waxay ahayd dadka nabada haysta wejigooda ayey ka muuqataa oo wey ka duwan yihiin kuwaan haysan. Ma garan kartaa waxyaabaha aan ka baran karno sawiradaan? Ciyaalka Xaafadana waxay ilaaliyaan their turf just like Ice Cube's 'boys in the hood'. Waa intaas bas. Adiga ciyaalka xaafada oo SOL ma rabtaa inaad ka mid noqoto? Haddii aad ka mid noqoto, waxaad helaysaa 24/7 protection, qosolkana waxbaa lagaa siin marwalba. Ka soo fikir. lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 25, 2010 Originally posted by NinaNC: ^^^ciyaalka xaafada waa group ka wada tashta arrimaha gudaha. Degmooyinkeena dhan ayaan isu wada keeney oo hal maamul u sameyney. lol Che ayaan ka war sugaynaa. p.s. peace kii helaa barwaaqeysan 4.5 miyaa ciyaalka xaafadana kuraasta ku qaybsadaan? mise nidaam kale baa jira? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted October 25, 2010 lol..wax 4.5 la dhaho ma naqaano mana aaminsanin, xaasidnimadaas maba naqaano. Waxaa lagu kala baxaa yaa turuufo badan oo firfircoon. Afkaada yoo ku ciilin nidaam ah ayaa degan oo demuqraadiyad ku habeysan tahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 25, 2010 Ogow meel Turufo lagu hayo musuqmaasuq kama madhna Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted October 25, 2010 ^^^Maya maya. Turuufada maa mid habeysan oo lagu kala baxo, lacagna meesha ma taal oo musuqmaasuq loo galo. CX waa peace loving community ee naga daa cayda. Mise dhibka dhan waxaa waaye inaad geeljirenimada ku raagtey? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 25, 2010 Run sheeg waa belo sheeg baa soomaaliyi hore u tiri, wax toosi uun baan is lahaa, ee marna aflagaado meesha uma iman. Mida kale, Ninay hashaasi summadii reerkayaga bay leedahay ee xaggaad sawirkeeda ka soo heshay? Alla maxaan caano ka dhamay oo weliba duur cidla ciirsi la'a ah la maray. Bal tixdan ila yara eeg: .... Dhool caano lagoo soo lisay, oo yara dhanaanaaday Marka aad dhadhamisaa jidhkaba, dhidid ku qooyaaye Nin dhadhamiyey wuu garanayaa, dhul ay qaboojaane Waxa dhaba habeenkaa ninkii, dhamma galxoorkooda Qodxihii dhallaanimo ku galaa, kaaga soo dhiciye…” Sidaas buu gabaygu ahaan jirey haddase waa la casriyeey maadaama geel jiruhu gabaabsi noqday, oo qurbo la soo wada galay, bal hoos ka yare dheeho sida loo bedelay. Dhuuxaa karaaciinka iyo, dhirahaan qooshaayo Nin dhadhamiyey wuu garanayaa, dhul ay qaboojaane Dhufashada malqaacaddaa farxadi, kugu dhammaataaye Dhumuq markaad ka siisaa jidhkaba, dhidid ku qooyaaye Waxa dhaba habeenkaa haddii, roodhi lagu dhuuqo Qushkii dhallaanimo kugu galaa, kaaga soo dhiciye… Hana iga gaagixin oo geela dhankiisa marna ha iga marin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted October 25, 2010 Ii jilce the following fadlan: Waxa dhaba habeenkaa ninkii, dhamma galxoorkooda Qodxihii dhallaanimo ku galaa, kaaga soo dhiciye…” Dhuuxaa karaaciinka iyo, dhirahaan qooshaayo ------ Qushkii dhallaanimo kugu galaa, kaaga soo dhiciye… ------ It sounds like an ad for t.v oo caano geel la buun buuninaayo. ------ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 25, 2010 Waa hagaag aan ku hor maro qaybta hore ee gabayga: Dhool caano lagoo soo lisay, oo yara dhanaanaaday Dhool waa hal (she camel) magaceed, yare dhanaanaaday = waa caanuhu markay suusac noqdaan. Marka aad dhadhamisaa jidhkaba, dhidid ku qooyaaye Hal koob markaad ka laacdid, markaas baa wareer kuugu danbeeya, kama duwana adoo the blessed leaves buf ka siiyey oo kale Nin dhadhamiyey wuu garanayaa, dhul ay qaboojaane, You only know the effect of camel milk if you only drink/experiment it. Waxa dhaba habeenkaa ninkii, dhamma galxoorkooda Tani anigayba igu yare adag tahay any volunteers I ask. dhama galxoorkooda waxaa weeye yacni dhama caanahooda. Qodxihii dhallaanimo ku galaa, kaaga soo dhiciye In a nutshell your childhood miseries will be erased from your memory for good. Qaybta labaad ee gabaygu waxay ka hadlaysaa sida casriyaysan ee loogu dabakhay gabayga waqtigan aan joogno, ee bal hoos ka dheeho fasirkiisa. Allow Alle Dhuuxaa karaaciinka iyo, dhirahaan qooshaayo War karaaciinku ma calooshuu ahaa mise madaxa, miduun ka soo qaad iyo dhirahan qooshaayo, dee waa today's smoothes iyo what have you Qushkii dhallaanimo kugu galaa, kaaga soo dhiciye Oo la micno ah wax kasta oo xun oo kugu dhacay caruurnimadaadii baad ku ilaawaysaa. Hope that helps. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 25, 2010 Originally posted by Taleexi: 4.5 miyaa ciyaalka xaafadana kuraasta ku qaybsadaan? mise nidaam kale baa jira? Taleexiyow meelbaad nooga dhacdey :mad: LooooL@Wardhiigley..maya aniga ciyaal bilaajo ahaa the place was full of Somali Yemenis including reer Naaji markii danbana ciyaal yaaqshiid laakin reer Wardhiigley shirabkooda waas xasuustaa Washington waabab waaye Inta kale wa kaalad waaye Wardhiigley wasaarad waaye Nina...Igaar q@ldaan wiririf ah haduus kudhaho marwo micnaheeda soobax liido ii raac waaye ee warka soodaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted October 25, 2010 Aad ayaad u mahadsan tahay intaad sharaxdey, inta kalena adeeradey geeljireyaasha ayaan telephon u diraayaa soon. Hadda, caano geel with baraf intee laga heli karaa. lol...soor ayuu ku fiican yahay caano geel. Horta geelka sidee loogu yeeraa? ma loo fooriyaa mise qalab kale ayaa la isticmaala? ----- lol@Che, waa ku fahmey, good looking out. Mansa Allah ha garab galo. lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 25, 2010 ^Geeljire's relationship with his geel is intimate. Each geel has name. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted October 25, 2010 The Anfari Sultan's doughtier in Jibuti with a gold veil Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted October 27, 2010 Happy Not happy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 27, 2010 Kuwa unhappy-iga ah miyaa lala guursaday tolow? Nina: Su'aal aan qabaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites