Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 8, 2018 One more step of not being relied on Dubeey (Dubai). Straight from Jabbaan now. It is a small step and encourages other international companies to open their own offices in Soomaaliya. I hope they hire more Soomaalis. _______________________________ Shirkadda baabuurta ee Toyota oo xarun ka furutay magaalada Muqdisho Shirkadda baabuurta ee Toyota ayaa 27 sano ka dib waxa ay Soomaaliya ka furtay xafiis ay leedahay Toyota. Toyota Soomaaliya ayaa waxa ay soo maraysaa Shirkadda SKA. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo xariga ka jaray ayaa sheegay in ay qayb ka tahay maalgashiga shishiiye ee Soomaaliya. Wasiirka ayaa sheegay in ay wadaan in alaabaha Soomaaliya loo iib geeyo suuqyada caalamka halka maanta Soomaaliya wax loo soo iibgeeyo. Weriyahayaga Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayuu wasiirku ugu warramay Muqdisho. Xigasho: Calanka.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted May 8, 2018 Good news but why SKA wax Somali ah oo Toyota wakiil Somalia uga noqdo maa la waayey SKA is known for corruption. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted May 8, 2018 who the hell is ska? Turkish? War heedhe wadankii ma qandaraas baa lagu qaatey Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted May 8, 2018 11 hours ago, maakhiri1 said: who the hell is ska? Turkish? War heedhe wadankii ma qandaraas baa lagu qaatey Head office is in Dubai but is owned by western most likely British. Quote Share this post Link to post Share on other sites