Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 5, 2005 Salaan... Alle-u-baahne, yaanan Eebe u baahneen, lol, macalinka weyn ma aqrisay waxaa qoray aniga? Ma aqrisay ujeedadaan @#$&% OFF! micnaheeda ugula lahaa? Xataa mowduuca {the title} ma ahayn my words, waxaa kasoo guuriye dirito from that forum. In aan quotation {" "} giliyo aan rabay, laakiin system forumka ah ayaa ii diiday, marka aniga naftirkeey ayaaba aad ugu xanaaqay "Itoobiyaanka foosha xun" saas in ee nooga hadlaan, oo waxaa rabay in aa idin tusiye kaliya, oo waana aragtaa @#$&% OFF! aan ku iri. Waad ku qaldantahay arintaan aad soo gudbisay ee fadlan waxaad dadka weydiisataa cafis iyo inaad naga raali galisid, dadku waa qaldami karaan. Haye, waa yahay widaayoow, adiga iska biloow i cafi hee, inkastoo danbiga aan galay cirka iyo dhulka meel uu kasoo jeedo aanan ogeyn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alle-ubaahne Posted January 5, 2005 MMA, Ok widaayoow, waan ku cafiyay. Waxaa tahay wiil fariid ah hada laga bilaabo ee orod shaah iisoo shub. lol Haye hada saaxiib kheyr baan kuu rajeynayaa hana hilmaamin dagaalka waa socdaa anaka iyo Ethiopian-ka foosha xun. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted January 5, 2005 Abaa Macruufka kan hadhageysan...shiikh sheydaankaan..lol..qabashidaas naga qabo yaaqee.. Laakiin Macruufka, xagee ku maqneed nin yahoo? meeshaan intaa qastay oo walaaqday aa aniga iyo nuune iyo kuwa kale noogaga tag tay...hada wax qas aa adiga sameysay dhan anaa la igu sii nabay intaa maqneed dhan nooh..kaalay iga fujiso waxaan oo nabitaan ah yaaqee, goobaa iga soo baxdee.... wareer badanaa!! Quote Share this post Link to post Share on other sites