Sign in to follow this  
Deeq A.

Real Madrid oo Markii Sadaxaad oo xiriir ah Finalka iska Xaadirisay

Recommended Posts

Deeq A.   

Kooxda Cad cadka Spain ee Real Madrid ayaa xalay iska xaadirisay Finaalka Champion-ka kadib markii ay 4-3 ugu awood sheegatay kooxda Jarmalka ka dhisan ee Bayern  Munich.

Madrid ayaa hadda taagan Finalka Koobkaan iyada oo sugeeyso kooxda soo baxdo Roma ama Liverpool.

Kooxda uu leeyliyo Zidaani ayaa sanadkii 3-aad oo xiriir ah u soo baxeeyso Finalka Koobkaan iyada oo ku guuleeystay Labadii sano ee la soo dhaafay.

Real ayaa 12-sano ku guuleeystay Koobkaan iyada oo hadda rajeeyneeyso in ay kii 13-aad hadda ku guuleeysato.

Ciyaartooyda Madrid ayaa si baalaran xalay ugu dabaaldagay Garoonka .

Ciyaar-8.jpg?resize=1000%2C486Real Madrid players celebrate at the end of the UEFA Champions League semi-final second leg football match between Real Madrid and Bayern Munich at the Santiago Bernabeu Stadium in Madrid on May 1, 2018. / AFP PHOTO / JAVIER SORIANO Ciyaar-7.jpg?resize=1000%2C666PARTIDO VUELTA SEMIFINALES COPA DE EUROPA REAL MADRID-BAYERN DE MUNICH CELEBRACION DE LOS JUGADORES DEL REAL MADRID TRAS CLASIFICARSE PARA LA FINAL DE LA CHAMPIONS Ciyaar-6.jpg?resize=1000%2C512PARTIDO VUELTA SEMIFINALES COPA DE EUROPA REAL MADRID-BAYERN DE MUNICH CELEBRACION DE LOS JUGADORES DEL REAL MADRID TRAS CLASIFICARSE PARA LA FINAL DE LA CHAMPIONS Ciyaar-5.jpg?resize=1000%2C469Partido de Champions League entre Real Madrid y Bayern de Munich. Vueta de las semifinales de Champions League. Ciyaar-4.jpg?resize=1000%2C534Partido de Champions League entre Real Madrid y Bayern de Munich. Vueta de las semifinales de Champions League. Ciyaar-3.jpg?resize=1000%2C509Partido de Champions League entre Real Madrid y Bayern de Munich. Vueta de las semifinales de Champions League. Ciyaar-2.jpg?resize=1000%2C666Real Madrid’s players celebrate at the end of the UEFA Champions League semi-final second leg football match between Real Madrid and Bayern Munich at the Santiago Bernabeu Stadium in Madrid on May 1, 2018. / AFP PHOTO / OSCAR DEL POZO Ciyaar-1.jpg?resize=1000%2C716Real Madrid players celebrate at the end of the UEFA Champions League semi-final second leg football match between Real Madrid and Bayern Munich at the Santiago Bernabeu Stadium in Madrid on May 1, 2018. / AFP PHOTO / JAVIER SORIANO

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post

The post Real Madrid oo Markii Sadaxaad oo xiriir ah Finalka iska Xaadirisay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this