Sign in to follow this  
Gheelle.T

It rained in Bosaso..rahmatu-allah

Recommended Posts

Who took those sawiro? What kind of journalism professionalism is that? Balaayo qalqaloocan, probably taken by qof baabuur ku jiro. Markaas ayee news images ka dhigayaan wax even personal use loo isticmaali karin.

 

I am glad to see, though, fiilooyinka wada toos toosan oo si nidaam u suran, unlike kuwa kunka xabo la isdulsaaray seen in many degmooyin of dalkeena.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by Gheelle.T:

Taking them pics were not the point i bet..

HAHAHAHAHAAA, good one Gheele...Damiin far waaweyn aa wax loogu qoraa, aan maqli jiray...

 

Alxamdulilaah it rained...My cousin who lives in Boosaaso had to travel to Qardho for 'xagaa bax' (I believe that was the term he used)...Alaha u siyaadiyo Soomaaliyoo dhan, insha'allah...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

^I thought xagag-bax was common in Bosaaso or is it only bad when it doesn't rain. I remember markaan ku soo qaxney in aan ka qaxno bey aheed meesha ,we went xagag-bax to iskushuban, it was all a big dalxiis smile.gif .

 

off topic,but does anyone know why people use to get qaanjeer(?) ,you know the chalk like marks on their skin after perspiration.I never come across this in the country i live, and we get temps of 40+ dgs.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sometimes ciid la'aan ayee dadka ugu soo baxdaa qaanjeerta, oo keeno kaliya dhidid aad u badan oo ku qalalay qofka isla markii. Laakiin haa sidaa sheegtay waaye badanaa ciida ama boorka iyo dhididka israaco keeno qaanjeerta.

 

Qaanjeerta Galbeedkaan aan usoo qaxnay laguma arko maadaama ciida ama boorka qofka dhididaayo soo gaareynin meesha uu ku ciyaaraayo banooniga iyo waxaas ama sida kaleba.

 

God, qaanjeer ayaa ka hadleynaa. Maxaa ku xigo, qawad?

 

Yaa xasuusto dadka dhihi jiray haddaa soo qabeysatid adigoo biyo miiran ha ordin, haddii kale biyaha iyo dhididka isgalaayo qawad ayee keenaan. They also used to say and believe katiinad qof qawad qabo haddaa xiratid qawadkiis ayaa qaadee. Tan dambe la garay oo macquul u eg, might even be possible, but tan hore, sheeko qaafeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

^you probably right ,I thought all reer Bari must suffer from

Chromhidrosis (Secretion of abnormally colored perspiration).

:D

 

MMA, Qadaw hadaan ku aqaan ,waaba ka hadli laha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Buuxo, I can't believe you had never heard qawad. It is a skin condition dadka ka muuqdo, siiba on the neck and face, particularly on the neck, though. It might look like qaanjeer, but instead of being on the top of skin, qawadka ka muuqdaa inside the skin, a bit discoloured waliba asagoo ah. This brief article might help you.

--------------

 

Su'aal
: Asalaamu caleykum. Qawad maxaa keena? Maxaa la isaga daaweeyaa? Dhowr daawo ayaan u isticmaalay, wuuna iga hari la'yahay. Ee maxaan ku sameeyaa? Wabilaahi towfiiq.

 

Jawaab
: Soomalida waxa ay u taqaan qawad waa noocyo kala ka duwan oo kuligood ah skin conditions (cuduro ku dhaaca maqaarka). Qaarkood waxay la xiriiraan wax ka dhaxeeya maqaarka iyo waxa jirku u isticmaalo in uu iskaga difaaco infectionka iyo waxa la mid ah (immune system). Dadka qaarkiis immune systemkooda ayaa si aanan la fileen wax ugu dhima maqaarka. Si taas oo kale loo daaweeyo waa iyada oo qofka la siiyo boomaatooyin u sheegaya jirka in uusan maqaarka wax yelin (steroid creams, etc). Marka daawada waxay ku xiran tahay waxa keena dhibatada. Waxaan kugula talin lahaa in aad haddii ay kuu suuroobayso aragtid dhakhaatiirta ku taqasustay maqaarka oo loo yaqaan dermatologist. Waxaana qasab ah in daawada ay ku siiyeen si joogta ah u isticmaashid. Mahadsanid.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Ghelle it rained in my home city as well. As I was conversing with my uncle's wife couple of days ago.

 

Alhmadulilah may allah swt grant more rain throughout somali cities.

 

MMA the point is not how he took the picture, bt rather that it rained...laakin hadad sawir fiican aduu qaadi kartid dee orad usoo hagaaji icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this