OG_Girl Posted June 3, 2004 shake or shako I am not sure if I understand you but as far as I know every somali city/town have very local words or dialog as we have in Arab world that what give us some unique from others which is good not bad. let us back to normal.... otherwise we will have civil war here ..lol Salam Quote Share this post Link to post Share on other sites
checkmate Posted June 3, 2004 let us back to normal.... otherwise we will have civil war here ..lol errbody is normal except u dear ..as far as the war..here is wat i hav ta say ...(war wat is it goood for absolutely nothing uuuuh aaaaaaah) ..n oooh yeah shuke gadadha ka xishood (u misinterpreted the whole concent of wat she was tryin ta say) sheeko ayaan idiin sheegaayaa! hada kahor a waxaa jiray nin INDHOOLE ah, marka maalin maalmaha kamid ah ayaa indhaha u furmeen asagoo geed hoos fadhiya, marka wax ugu horeeysay uu arko waxuu ahaa DIIQ/RUUSTER madaxiisa, ilbiriqsi misina indhuhuu beelay. marka maalintaa kadib wuxuu bilaabey markii wax loo sheego in uu dhaho (diiq madixiisa maka weyn yahay waxaas) example:friend says:jaamac hada waxaan agmareenaa beerihii reer baadicade ee afgooye ku yaaley jaamac: haaa talow diiq madaxiis ma ka weeyn yihiin ...... marka the moral of this story is (when eva og-gal is referin to some thing why does she always say ..ooooh carabta saas ee sameeyaan ..maya maya dunida carabta waa mamnuuc in saas la sameeyo...(just like the blind man diiq madaxiisa ....og-gal the arab world) waxaan dhan cashar ayeey iga aheeyd...ardeydeyda wax fahma iyo kuwa damiiniinta waan kale garanayaa anigu ....now madaxa miiska saaara kuligiin. asxantu Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted June 4, 2004 ^^^ You two need an interpreter, man. Gabadho carabtay ku kurtay, waxay adoonga ka garanyso o dhan carab ayaa bartay, marka ha la yaabin haday carabta mar walba ka hadasho, saaxib (I’m a fellow Arab but I once fell into a bucket of caano geel and budwiser). Anyway, you’re crazy saaxib. She starts a whole thread saying she needs to improve her Somali and she wants to learn new words and you go and write her a whole story about a blind man who saw a rooster? Nin waalan wallahi! Sababto ay af somaliga o baran wayday waxa ka mid ah sheekoynka noocan. We are caseer; we don’t do (sometimes understand) kuftan, maahmah eyo sarbeeb. Slow it down a little. Calusho ku socote oo xaarko kugo dag. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jumatatu Posted June 4, 2004 Calusho ku socote oo xaarko kugo dag this is the best I have come across so far...Waxaan maqli jirey habar weyna ma cajuusa.... NGONGE saxiib labada kale reeb lakiin...in calosha ay socoto iyo in u xarku ku dheego Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted June 4, 2004 ^^^ hadaan kala reebo habaar ayo eska noqon dee..hada waa habar dawadisa la socota Quote Share this post Link to post Share on other sites
OG_Girl Posted June 4, 2004 All what came to my mind is this line : ويقول الشاعر القديم جزَتَنْاَ بنو سَعْد بحُسْن فَعَاِلنَا جزَاَء سمنَّار وما كانَ ذَا ذَنْب :rolleyes: :rolleyes: PS:seems this wont work... till I find other way I will stop learning Somali. Salam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted June 4, 2004 hahahahahaaa :rolleyes: :rolleyes: :rolleyes: curigaaga haduu dheer yahay geel dhalaana waa ku tusaa! checkmate, cajuusyahow, dabo shufeerka, OG girl ii daa,,,,,,,,damn u tell same story my neighbour from mmmmmm used to tell. ngonge...habaarkaas intee ka keentay :confused: pls, back to the topic. i love my new role as an educator. dont take that away from me. oh well just dont :mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites
checkmate Posted June 4, 2004 ngonge adiga habaarkaaga duco ayuu isku badalaa marka soo daa waxaa heesid oo dhan..... juxa adi inta ilaa xalane aan is naqaanay hadana sxbtaa aa iga raacday ok waaye waxaa horey loo dhahay (rafaad kasta raaxo aa ka dambeeso) mo ohoo aad iyo aad iiga raali ahaada intayar oo aan cashiraida indinka jeediyey ...bal hada aan ku noqono oqoon korarsigeenii... word: mustaqbal asxantu Quote Share this post Link to post Share on other sites
OG_Girl Posted June 4, 2004 Juxa, you know how long I was chatting with somalis , every time I say I will learn I see some...... like this checkteas.. I mean checkmate... just I gave up for now like they say: "The deadly silence that preceeds deadly storms" :cool: ta ta ta Salam Quote Share this post Link to post Share on other sites
OG_Girl Posted June 4, 2004 Checkmate, thanks wallalo I quit from learning , I know my self this wont work with me . Salam Quote Share this post Link to post Share on other sites
checkmate Posted June 4, 2004 og-gal ur wlc walaaalo anything i can do ta help u n other nomads i will.... most def...... it's been a pleasure ..... asxantu Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted June 4, 2004 ^^^^^^^^^^^^^ oooooooh my poor babe! waxan dhan wiilkaan aa u sabab ah, first gabadha niyaduu ka jabiyay, hadana muraaro dilaac uu ku riday, hada confuse uu ka dhigay. kor halaguu xero aamiin dheh! checkmate u spoilt lil-xxx waraa where u in xalane, summer of 84 og-babe, listen, dont give up, remember we aint quitters, i give ya 1-0-1. just like i thought moti-jiis intuusan igu kibrin. in 8weeks yr somali will be running like smooth buskuleeti. 9nin oo walaala ah sideenaan 8isku bah tahay sidiinaan nin bah gaar yahay sidaydan 8 di na ninki siri sidiinaan ninkuna sirtii garay sidaydaan hadayni isi siri sideedaba ma ku kala tagnaa ,,,,,,,,,, correct me where iam wrong pls? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted June 6, 2004 Meel libaax soogalee lo' majoogeysee.. waa lakala leexiyaa liin iyo caano. leeloo lee loow yaa leelaa..leela leela yaaleela.. lama suus galee madadiir..iyaaaaaaaaah......... ok ok.. checkmate waraa waabsiga jooji waraa...lafihii hore aa ka hartay nin yahoo..da'daada dadka ahaa reer aaqiraad waaye..sheeko waxaa noo shegeysaa oo caato eh..lol.. Juxa ayeeyo..advise waxaa bixinee oo cajaa ib..kaalay bakaraha tabakaayo maa kaaga furnaan jirtay?... OG-girl...sorry sweety but i would advise you to keep learning your mother's languege sis..4real..go to school, read book, listen to tapes, anything that would help you sis..This online thing is a joke it will not work. Is too public you need some private learning.. I know you don't like me but take my advise sis..ilaahey kheyr hakaaga dhigo.. waraada gabarta hadad caawineysaan caawiya, hadi kale, leerta siiya (iska daaya)..nacamtun.. ii baashala sidii carab naag helay oo kale.lol.. jaaw.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted June 6, 2004 waraa tuutuujiye.....ofcourse my advice is mmmmmm cause dhal duqeed aan ahay. maseerka dhaaf, just ask me, abaayo help me! waa kugu qoslaa hadan u bato. I know you don't like me but take my advise sis..ilaahey kheyr hakaaga dhigo.. i do agree with that Quote Share this post Link to post Share on other sites
OG_Girl Posted June 6, 2004 Juxa thanks habebty, but I just stop for now . How about I start Amhari lessons...lol I can teach you Amhari if you want...think about it Salam Quote Share this post Link to post Share on other sites