Xaaji Xunjuf Posted June 7, 2009 Ilahay ha oo naxariisto wa odaygii dhalay... Rage omar iyo raqiya omar iyo Wasiirka haatan oo ah wasiiral khariye Maxamad cabilahi oomaar .. ayaa goordhawayd ku geeriiyooday magaalada hargeysa somaliland.. Ilahay ha oo naxariisto Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 7, 2009 Ina Lilah wa ina Illahi rajicuun. May Allah give him peace and his family strength. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted June 7, 2009 Ilaahay ha u naxariisto Quote Share this post Link to post Share on other sites
Recovering-Romantics Posted June 7, 2009 Allahu Naxareesto! Quote Share this post Link to post Share on other sites
IsseRiyole Posted June 7, 2009 From the bottom of my heart i wish all the relatives/friends/fa milies of the deceased Naxariis in illah ka siiyo geerida ku timid abdullahi omar,specially i want convey this to my best friends the death of their uncle.God bless him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted June 7, 2009 Aamiin ...Ilaah ha u naxariisto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 7, 2009 yes may allah bless his soul , and ilahay samiir iyo imaan ha ka siiyo qoissaskii oo ka geeriiyooday . Ninka caanka Ah Cabdilahi omaar amiin.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Poker Posted June 7, 2009 INALILAH wa INAILLAHI rajicuun ILAAHAY naxariistii jano ha siiyo. He was sick for awhile.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sophist Posted June 8, 2009 Inaanilaahi wa inaa ileyhi raajicuun. Alaah ha unaxariisto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 8, 2009 Allah ha u naxariisto ....... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Valenteenah. Posted June 8, 2009 Amiin. Allah ha u naxariisto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
peasant Posted June 8, 2009 Allah yaa arxamu reerkisana samir iyo iman ilaahay ha ka siiyo.. The man left a remarkable family which all somalis cherish regardless of place of origin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caagane Posted June 8, 2009 Allaha u naxariisto, rag iyo dumar wax gal ah buu dhalay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 8, 2009 Oday Cabdilaahi Oomaar Cawaale Oo Maanta lagu Aasayo Hargeysa June 8th, 2009 Alle ha u naxariistee waxa shalay magaalada Hargeysa ku geeriyooday Oday Cabdilaahi Oomaar Cawaale oo ka mid ahaa Odayaasha reer Hargeysa ee caanka ahaa, isla markaana siyaasadda iyo ganacsigaba aad loogu yaqaayay. Marxuumka oo maanta lagu aasi doono magaalada Hargeysa ayaa waxa dhambaalo tacsi ah u diray qoyskiisii Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin oo Ilaahay uga barayay Marxuunka inuu naxariistii janno ka waraabiyo qoyskiisii iyo shacbiga Somaliland-na samir iyo iimaan ka siiyo. Dhinaca kale, Guddoomiye-ku-xigeen ka kowaad ee xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa isaga oo ku hadlayey magaciisa iyo magaca xisbiga KULMIYE wuxuu dhambaal tacsi ah u diray qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Cabdillaahi Oomaar Cawaale, waxaanu Ilaahay uga baryay inuu naxariistii fardawsa ka waraabiyo qoskii iyo shacbiga reer Somaliland-na guddo iyo dibadba samir iyo iimaan ka siiyo. Aaska Marxuumka waxa ka qeybgeli doona qaar ka mid ah carruurta uu dhalay sida Weriyaha caanka ah ee ka hawlgala Telefishinka AL-Jazira Raage Cabdilaahi Oomaar iyo Raaqiya Cabdillaahi Oomaar, waxaanse ka qeybgalayn aaskan wiil uu dhalay marxuumku oo dawlada Sheekh Sharriif ee dalka Soomaaliya xilka Wasiirka Arrimaha Dibada ka haya, kaas oo imaantinkiisa ay ishortaagtay xukuumadda Somaliland oo ku hanjabtay inay xabsiga u taxaabayso haddii yimaado Somaliland isaga oo aan ka tanaasulin mabda’a Somali-weyn. Bahda Jamhuuriya Media Group waxay tacsi u dirayaan qoyska, ehelada, qaraabada iyo qaranka Somaliland ee uu ka baxay Marxuun Cabdillaahi Oomaar Cawaale oo ahaa oday miisaan leh, waxaanay Marxuunka Ilaahay uga baryayaan inuu Jannadiisa ka waraabiyo qoyska, ehelada iyo ummadda Somaliland samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin. Xigasho: Jamhuuriya Quote Share this post Link to post Share on other sites