Deeq A. Posted April 25, 2018 Taliyaha Hoggaanka socdaal iyo Jinsiyada Jamuuriyadda Soomaaliya, Gaashaanle sare Maxamed Aden Jimcaale Koofi ayaa maanta booqasho aqoon kororsi ah ku tagay xaduudka Lawya-cado, ee aan la wadaagno dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti. Xuduudkan oo Ah Mid uu ka taliyo maamulka somaliland islamarkaana shacabka deegaankaasi ay kala kulmaan xuduudkaasi dhib aad u badan ayaa la filayaa in ay soo af godo dhibtaasi. Waa markii ugu horeesay oo masuul ka socda dawlada soomaaliya gaadho deegaanada maa,mulka Somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted April 26, 2018 Was this fellow on the Djibouti side of the "border" or Somali side? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted April 26, 2018 8 hours ago, Tillamook said: Was this fellow on the Djibouti side of the "border" or Somali side? Where do you think he is? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted April 26, 2018 ^ I took the 5 hours ago, Tallaabo said: Where do you think he is? Gosh darn it: I took the title of the post at face value. ..🤫 Quote Share this post Link to post Share on other sites