gooni Posted April 22, 2018 Lug la baneeyaa wax sahlan ma'ahan Culimadana waxaa loo beegsanayaa waa inay isku xulufo noqdaan damjadiid waa arrin siyaasadeed,way soo dhawayn lahaayeen hadday ku xayndaab yihiin. Soomaaliya waa dad muxaafida wakhtiga la joogo, waayadii hore waxay soo mareenba wayna adag tahay inaad aragto gabar toban jira oo xijaab la'aan socota ama maba jirto. Heesahan casriga lagu sheegayo waa in gabadhu qalabkeeda muujiso intaysan masraxa imaan waxa la iibsanayo waa qalabka muuqda, iyo lugaha banaan, hadday xijaabantahay cidu ma dhagaysteen. Dagaalka arimaha bulshada iyo dhaqankoodu waa ka dhib badan yahay kan xabadda iyo qaraxa ay sheegayaan waana shidaalka xag-jirnimadu ku hawl gali karto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted April 22, 2018 meesha saudigii heesaha fasaxay, ma warka soo gaadhin? 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
YoniZ Posted April 22, 2018 2 hours ago, maakhiri1 said: meesha saudigii heesaha fasaxay, ma warka soo gaadhin? Give it sometime mate. We are slow in adopting the message from those ragged head lunatics. After all it took us eight years to fully adopt the Toorabora tactics. 2 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted April 22, 2018 12 hours ago, maakhiri1 said: meesha saudigii heesaha fasaxay, ma warka soo gaadhin? Hehe. That was very funny saxib. I blame the Somali media. I guess reporters are scared of al-Shabab to report the latest. Quote Share this post Link to post Share on other sites