Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga Doorashada Golaha Shacabka oo guddoomiye iska dhex doortay.

Recommended Posts

Deeq A.   

Cusub.jpg?resize=960%2C720

Guddiga uu maanta Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya u magacaabay dooorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka kooban 15 xubnood ayaa Galabta iska dhex doortay guddoomiye cusub.

Guddigan ayaa Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ku doortay guddoomiyahooda cusub ee hoggaamin doona muddada ay hayaan shaqada loo xil saaray,waxayna doorteen xil. Nuur Iidow Beyle.

Shaqada guddigaan ayaa ah in ay ka shaqeeyaan doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Soomaaliya oo haatan ay u taagan yihiin dhowr musharrax,kadib markii uu xilkaasi banneeyay Maxammed Sheekh Cismaan(jawaari).

PUNTLAND POST

The post Guddiga Doorashada Golaha Shacabka oo guddoomiye iska dhex doortay. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this