Mooge Posted April 19, 2018 Maalintii Amxaaro iyo SNM ku heshiiyeen jabka Soomaaliye, Gen Maxamed Saciid Xirsi Morgan muujiyey geesinimo iyo wadaninimo Dhamaadkii Sanadkii 1983, waxay ahayd sanadkii ardada Soomaaliyeed ee ka soo baxday dugsiyada sare ay ugu baxeen Gurmadka dhamaan gobolada Soomaaliyeed. oo ardaddii ka soo baxday Dugsiyada sare ee koonfurta Soomaaliya loo diray waqooyiga Soomaaliya kuwii ka soo baxay waqooyiga Soomaaliyana loo diray Koonfurta Soomaaliyed. Ardaddii ka soo qalin jabisay dhamaan Dugsiyaddii sare ee koonfurta Soomaaliya sanadkii 1983, sida dugsiyada sare ee goboladda Banaadir, Shabeelaha dhexe, Shabeelaha hoose iyo Jubadda hoose oo saaran gawaarida Ciidamada qalabka sida ee xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay galbinayaan madaxddii Soomaaliyeed oo uu hogaaminayey madaxweynihii hore ee Soomaaliya Allah ha u naxariistee Maxamed Siyaad Bare iyo Allah ha u naxariistee Cabdirisaq Maxamed Abokar ayaa maalintaas isugu yimid Kantaroolka waqooyiga magaalada Muqdisho ee u dhowaa warshaddii Baastada. Si ay ugu diyaar garoobaan socdaalkoodii ugu danbeeyey oo ay ku aadayeen waqooyiga Soomaaliya. Khudbado iyo waanooyin ka dib ayaa ardadddii ka soo qalin jabisay Koonfurta Soomaaliya gawaaridii ay saarnaayeen waxay u dhaqaaqeen waqooyiga Soomaaliya. Ardadan intooda badani waxay ahaayeen kuwo markii ugu horaysay dhaafi doona magaalooyinka Mahaday iyo Buurane Gawaaridii ay saarnaayeen Ardaddi gurmadka ahayd waxay xawaare ku dhaafeen gobolka Shabeelaha dhexe iyo inta badan gobolka Hiiraan. Laakiinse Markii ay marayaan gobolada Hiiraan iyo Galguduud inta u dhaxaysa sheekaddi waa is bedeshay, waxaana laga war helay in dawladdi Itoobiya ee uu hogaaminayey gacan ku dhiilihii Minigste ay doonayaan inay rusheeyaan oo duqeeyaan ardaddii socdaalka ahayd. Iyaga oo ka dhigaya inay Ciidamo yihiin Arintan markiiba waxa ficil deg deg ah ka sameeyey si u badbaadiyo caruurtii Soomaaliyeed oo la doonayey in xasuuqo taliyihii hore ee qaybta 21aad ee Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed Gen. Maxamed Saciid Xirsi Morgan. Gen Maxamed Saciid Xirsi Morgan, ayaa amaray ciidamadii Soomaaliyeed in Ardada looga leexiyo Laamiga dhinaca Bari oo la dejiyo bariga magaalada Guri Ceel geedo Guracyo ah oo ku yaalay Habeenkii ardaddii halkaas ayeey ku hoydeen, waana ku nabad galeen iyaga oo lagu ilaalinayey inata laga helayey gurmad iyo diyaarado dusha ka ilaaliya inta ay safarkooda ku jiraan.Habeenkaas dadkii roonadada ahaa ama ilaalinayey Ardada oo mid mid ula kulmayey waxa ka mid ahaa Gen Maxamed Saciid Xirsi Morgan . Ardaddi nabad gelyo ayeey uga soo baxeen Gobolka Galguduud, waxay xawaare ku soo dhaafeen gobolka Mudug. Markii ay halkaa soo gaareen gobolka Nugaal waxa ka hortagay oo gacmo furan ku soo dhoweeyey Gudoomiyihii hore ee gobolka Nugaal Allah ha u naxariistee Godane Cali Bile. Gudoomiye Godane ardada waxa uu geeyey meel bariga ka xigta magaalada Garoowe oo ahayd Durdur ardadu ku qubaysteen markii ugu horaysay safarkooda , markii ay soo dabaasheenna waxa la geeyey Magaaxiyo cunto loogu diyaariyry oo ku yaalay magaalada Garoowe Markii ay soo gaareen gobolka Togdheer halkaa waxa ku soo dhoweeyey Allha u naxariistee gudoomiyihii gobolka ee waqtigaas Garaad Abshir Saalax. Madaxdan ka soo jeeday beesha D-Block dhamaantood waxay gudanayeen xilkii ay u hayeen Qaranka Soomaaliyeed iyaga oo aan qabiil iyo degaan fiirinayn. Halka madaxdii SNM kuwii la joogay Itobiya ay doonayeen in caruurtan afduubtaanoo ka iibsadaan Mingiste, kuwii Hargaysa iyo Burco joogayna ay ugu yeerayeen magacyada kala ah Sankudhuudhi, Walaweyn Qirin qiir. Qirin qiir waa cudur digaaga gala oo ay ugu yeeri jireen Caruurtii ka timid koonfurta Soomaaliya oo la keenay gurmadka Hargaysa iyo Burco Nasiib xumo ardaddi markii ay gaareen waqooyiga Soomaaliya sideedii bilood oo halkaa ku maqnaayeen waxa laga ilaaninayey jabhaddi SNM oo uu hogaaminayey gacan ku dhiigle Siilaanyo. Tusaale hadanan u soo qaadano Gabayre iyo Fargeeto oo ka soo kala baxay dugsiyada Shabbele ee Jowhar iyo Baydhabo oo hadda kala ah gudoomiyaaha rugta ganacsiga Muqdisho iyo wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, labadu waxay ku qornaayeen gobolka Togdheer degmooyinkiisa Buuhoodle iyo Oodweyne. Sideedii bilood oo halkaa joogeen waxa laga ilaalinayey in jabahaddi SNM ee beesha Isaaq ku midaysnaayeenay afduubtaan oo ka gataan dawladda Itoobiya oo generaal Morgan diiday inay dhibaateeyaan ama dilaan markii ay marayeen gobolka Galguduud Ugu danbayntii Muuse Biixi, Siilaanyo lixle, Axmed Mire, Cali guray iyo kuwii la midka ahaa oo isir nacaybka u kufsan jiray dumarka xoolaha la jooga oo dili jiray xasuuqana u gaysan jiray caruurka iyo dadka safarka ah oo aan la haybta ahayn ayaa ah danbiilayaal dagaal iyo Gacan ku dhiiglayaal ah. Gen Maxamed Saciid Xirsi Morgan maalintii beeshiisu ay isugu biyo shubteen jabhaddi SSDF isugu Qaranimada Soomaaliya yuu ka doortay qABIIL maalintii Amxaaro doonaysay inay ku ciil baxaan oo xasuuqaan ardaddii Soomaaliyeed wuxuu muujiyey Soomaalinimo iyo waalidnimo in maanta maangaab SNM ah uu ku sheego denbi ayuu galay isaga oo Qarankiisa difacaya waxa laga sugayaa 20,000 oo arday oo Soomaalinimada u difaacay in maanta sharfatiisa ilaaliyaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted April 19, 2018 Woow Walee libin waanu gaadhnay saa Faqashii baanu ciin daaqsiinay! Moorgan doorta ayaaban idin kula talin lahaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted April 19, 2018 ducale, the difference between me and you is that i never support any rape or hide or make excuses for it. once someone is accused even if we don't know the truth i side with the girls. so i won't make exuses for the guy somaliland is holding even though we know jeegaan are not gob and can't be trusted with truth. having said that, the place where somalia's highest rape occurs walahi is Somaliland. in puntland, we have very unloyal critical media and they report everything, i mean everything. they don't hide anything and are not afraid of anyone like somaliland media is afraid of biixi jail. if there is rape, the puntland media is all over it. in the last 4 years, there were 4 or 5 cases of rape in Puntland and all media reported and chased it to the end. In Somaliland, there was more than 60. loool. look even Masajid Imams are raping 6 year old girls in Hargeisa as widely reported by media https://mareeg.com/somaliland-nin-kufsaday-gabar-6-jir-ah-oo-lagu-xukumay-9-sano-xarig-ah/ as for your Iimaan and Ayan Hersi, waxaad somalilanders caan ku tihiin inaad gabdhaha caydaan. your smartest and dumbest are the same. you will always insult somali women. it speaks volumes of your Gunimo and low self-esteem. but let me break it down to you. Iimaan and Ayan Hersi ladies are rich and old news niyoow. kuwaas shekadoda naga daa . Fiiri today there are men being raped in Hargeisa. Sheekadii hore quba niyoow. this is the new rape trend that Somaliland must deal with. i will only deal with facts. somaliland and puntland are not comparable when it comes to reported rape cases. as much as it hurts to hear people being raped, numbers do matter niyoow and puntland has way less cases than somaliland. I will also add this is Somali problem and the different administrations must address this issue of rape. we must stop the clan system that prevents real punishment. I would urge adeer Biixi to address the problem instead of jailing little girls and acting like a lowlife jeegaan. he needs to deal with real issue. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted April 19, 2018 Ducale, are you saying there are no girl from Somaliland who either marry caddaan or do modelling. Do you want me to dig up my deep archives to prove it to you poor landers doing the most despicable on earth? mise waxa ledahay kuwayagu maha successful and are poor sellers, but your are more famous. niyoow waxasi wax caqli gal maaha. gabar has only one body and soul. loool. nin rag iska dhig sifiican u hadal. as for dabadhilif .... haha. don't get me started on that niyoow. we all know my grandfathers fought for Somali independence while yours were guiding the British showing the gumeysi where the somali freedom fighters were hiding. i have historical proof that my grandfathers fought against the white colonialist. Show me a single proof your ancestors did the same? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted April 19, 2018 haha. bal nacasnkaan eega. you skipped dabadhilifnimo topic and went back to rape cases after you run out of argument. you are losing it niyoow. hahah. horta niyoow ninka Hargeisa lagu rape gareeyey waa waa jeegaan dhalada hooyo iyo aabe. looooool. laakiin let me tell you something. even if he is my uncles's son, if a guy is raped by jeegaan, don't you think the jeegaan rapists who raped him are just like him? hahaha. you are so confused you run out of what to say walaahi. every topic you bring I can destroy you nacas jeegaan habaarka keliya yaqaan. lol ha u noqon edeb darada mar kale niyoow. hopefully Edeb baan kuu yeelay maanta. forumka caydaada laga fadhiyi waayey malmahan niyoow, i needed to put you in your place. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted April 19, 2018 Ducale and Mooge, kindly cut the tit-for-tat out and discuss important topics that matter. Quote Share this post Link to post Share on other sites