Deeq A. Posted April 19, 2018 Xili shalay uu ku dhawaaqay in General Maxamed Siciid Xirsi Moorgan uu yahay musharax u taagan qabashada xilka madaxweynaha Puntland ayaa arintaasi waxaa taageeray qaar kamid ah shacabka ku dhaqan Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Shacabkan oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay aad ugu farxeen markii General Moorgan uu ku dhawaaqay in uu yhay musharax u taagan qabashada xilka Madaxtinimo ee Puntland. Waxa ay sheegeen in ay ka rajeeynayaan Moorgan in uu dib u soo ciliyo Gobolada iyo Magaalooyinka ka maqan Puntland haddii jagada Madaxtinimo ee Puntland uu ku guuleeysto. Waxa ay ku eedeeyeen madaxweynaha hadda talada haya ee Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas in uu ku fashilmay in uu dib Puntland ugu soo ciliyo deegaanada ka maqan. Hoos ka dhageyso codka shacabka Laascaanood. http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2018/04/Codadka-Shacabka-laascaanood.mp3 Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post The post Laascaanood oo laga taageeray Musharxnimada General Moorgan appeared first on Puntland Post. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted April 19, 2018 lool. morgan's candidacy is causing shockwaves in the political world. shekadani cirkay isku shareertay. lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ifiye Posted April 19, 2018 I am not surprised. They are the same people that celebrated when IC and their Ethiopian donkey installed warlord Madobe in Kismayo. They burned president HShM pictures and kissed the Kenyan president Uhguru as a form of protest. This same people shamelessly try to tell us they are defending the Somali unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted April 19, 2018 ifiye isku xishood niyoow. you are insulting a whole somali can niyoow. why you mad? anyways poltiical shockwave continues. LAASCAAANOOOD. Quote Share this post Link to post Share on other sites