GaroweGal Posted November 26, 2011 caku iyo cantarabaqash badanaa..... calan aan cidi aqoonsaneyn maxaa carabka loola taagayaa oo cunaha la isu xanuujinayaa..... Calankeygu waa buluug oo waa cirkoo kale oo caalamkoo dhan baa ictiraafsan oo cadow iyo dad cuqdadi ka buuxdaa wax qaadi kari maayaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted November 26, 2011 garowegal, chillout its just some songs not intended to raise your blood pressure. hoo xabadan dhageyso, waa ku yara dagi doontaa. http://www.youtube.com/watch?v=ye0Bc7I8LKQ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted November 27, 2011 GaroweGal;761408 wrote: ..... Calankeygu waa buluug oo waa cirkoo kale oo caalamkoo dhan baa ictiraafsan oo cadow iyo dad cuqdadi ka buuxdaa wax qaadi kari maayaan. Horaa loo yidhi "Calanyahow calanbaad noqon u ciidansha dadkiisa ama calal baad noqon calaladuun la mida" Marhaduuna calanku u ciidamin (caawin) dadkiisa ku, hoos badbaadin cadaalad iyo barwaaqo gaadhsiin calan maaha. UN taa aqoonsan ma lagu gaadhayaa faaiido, Calanka bullukiga ahi marna muu noqon mid xaqsoor wada siiya umada somaliyeed ee u wada sacaninaysay 1960 sababtaas ayuu maanta qaybo somalida ka mida uu u yahay calal la mida maryaha la xidho, xushmad iyo ixtiraamna ayna u haynin. Warkoo kooban adigu Calalkaaga Buluuga ah sido aniguna kaygaan u heesayaa u ciyaarayaa ilayn isagaan Nabad iyo cadaalad ku helay Quote Share this post Link to post Share on other sites
GaroweGal Posted November 27, 2011 Wiil Cusub.... Horay baa loo yiri " Doqon iyo doc ka yeerba daankaa lagu dhuftaa" Marka adigu xaalkaagu waa halkaa oo kuu jawaabi maayo. Calankaadan aan cidi aqoonsaneyn calalkaad xirantahay baa kaaga fiican ee aan kuu caqli celiyo caaq yahoow ku caasiyay ciidiisa iyo calankiisa. waxaan kaloo ku leeyahay ilaahay cudurka iyo cuqdada hakaa caafiyo. Hadii uu maanta noolaan lahaa Abwaankii weynaa ee Somaaliyeed allahu raxmadee Cabdullaahi suldaan Tima Cade oo aan filayo inuu ka soo jeedo gobollada waqooyi galbeed ee maanta la magac baxay Sland oo lagu xasuusto gabaygii caanka ahaa ee" sareeyoow manusqaamee aan siduu yahay eegnee kana siib kana saar" adiga iyo kuwa kula midka ah ee soomaali naceybku dilooday oo sinjigooda diidan waa uu ii idin karbaashi lahaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted November 27, 2011 Garowegirl, heesti hore kumee yara dajin? bal heestan macaan yara dhadhami. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted November 27, 2011 GaroweGal;761543 wrote: Wiil Cusub.... Horay baa loo yiri " Doqon iyo doc ka yeerba daankaa lagu dhuftaa " Marka adigu xaalkaagu waa halkaa oo kuu jawaabi maayo. Calankaadan aan cidi aqoonsaneyn calalkaad xirantahay baa kaaga fiican ee aan kuu caqli celiyo caaq yahoo w ku caasiyay ciidiisa iyo calankiisa. waxaan kaloo ku leeyahay ilaahay cudurka iyo cuqdada hakaa caafiyo. Hadii uu maanta noolaan lahaa Abwaankii weynaa ee Somaaliyeed allahu raxmadee Cabdullaahi suldaan Tima Cade oo aan filayo inuu ka soo jeedo gobollada waqooyi galbeed ee maanta la magac baxay Sland oo lagu xasuusto gabaygii caanka ahaa ee" sareeyoow manusqaamee aan siduu yahay eegnee kana siib kana saar" adiga iyo kuwa kula midka ah ee soomaali naceybku dilooday oo sinjigooda diidan waa uu ii idin karbaashi lahaa. Abaayo Maxaan ku mutaystay intaas oo dhan oo shaqsi abaar iyo aflagaado ah ma waxa la iga raacay inaan soo dhajiyo ereyo ka soo yeedhay isla abwaankaad soo xiganaysid Alle ha u naxariistee markuu dareemay xaqdarada muqdisho taala iyo sida umadu ugu hungoowday midnimadii. Hadaad kala fahmaysid farqiga u dhexeeya Somalia iyo soomali ereyadaada qaarkood dib baad ula noqonlahayd. Ma anigaa sinji iyo somalidiida mise kuwa 20 sano dagaalamaya kuwa u soo kiraystay cadawga xabashida dadkooga kuwa badaha iibiya si sun loogu shubo marna kaluumaysato shisheeye ka kireeya marka kaluunka la xaalufiyana biiraad noqda??!!!! Ma anigaa qaldaana mise kuwa waxaas ku kaca? Barasho wanaagsan ereyadan waxa sheegay isla Tima Cadaha aad soo xiganaysid 1962 kii: "Calanyahow calanbaad noqon u ciidansha dadkiisa ama calal baad noqon calaladuun la mida" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted January 6, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliNationalist Posted February 9, 2012 This people are crazy,songs about a non-existing country. I think I am going to make a song about my own lala land, kahana republic. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliNationalist Posted February 9, 2012 I guess thats what too much Qat does to your brain. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted May 20, 2012 Best for this year Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted November 30, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> One of the best Somaliland songs ever!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 16, 2013 Up and coming Star Mohamed BK. This definetly my favorite song of 2013! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 16, 2013 This one is the best Nimco Yasin and nuur Daalacay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 16, 2013 I swear Somalilanders have the most Wadani songs ever, i think the SL people are the most wadani ever. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 16, 2013 Dhulka waa la toloyaa Waana lagu tabcayaa XX, Good song indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites