Geel_jire Posted August 20, 2008 ^ not to go around in circles abaayo .. but you just proved my point ... danbi kuma lahan inay raacday nin 8 naag kale u hayso that shouldn't even be taken into consideration .. your ire should be directed at the man and the corrupt wadaad ... the woman is guilty of a lapse in judgement at best not malice. sidaas ay tahay qof la socdo ma jirto duruufta ku kaliftay inay ka ogolaato inay qariso guurkeeda... qofta waxay naga mudantahay ilaahay ha u gargaaro not maca sonkor ! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted August 20, 2008 sax ramadaan ba imanasa dadkan aan ku danbaabin.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 21, 2008 MMA, widaaw, sheekada dhameestir mee u baahantahay, maybe her side of story Sheekada wax aan ku darin ayaa jirto oo kas ugu tagay, ma rabin inaa sheego taas. Waxyaabaha inta lagu sameynaayo ama lagu takri falaayo waa yaabeysaa. All waxaa igu darnayd markaa arkay nin laba xaas not only same building u degneyn, but same apartment isla dajiye. He even made them to be friends, good ol' wifey friends la isla qabo. Yep, he lives right here in Toronto with them, oo midba ciyaal yar yar u heyso. Suu iskugu haayo iyo suu u qarinaayo adaa og lee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 21, 2008 Originally posted by Kool_Kat: Faynuus, sheekada hada wexey kusoo biyo shubatay ninkii hore oo qabi jiray bay nabsi ka gashoo ishiisaa kasoo baxday...O-H P-U-H-L-E-A-A-A-A-A-S-E!!! And that isn't the highlight of the story, wait wait it gets better: ninkii hore qabijiray nin fiican buu ahaayo, out of nowhere bay one day ku tiri 'war guriga iiga bax'...Wait wait, it doesn't end there: apparently the imaam who supposedly married them boqol dollar aaloo laabay to lie... If you ask me, they put the National Inquirer to shame... This is Kool_Kat reporting live from Toronto, back to you Faynuus... Waaw, adeeba war kuu duuganyihiin. Wiiw. Ileen Koronto wax walba waala isla maqlaa. I thought this city was big, la iska warqabin. Darn it, shuud. Sheekadooda banaanka ee taalaa haddii saas loo wada ogyahay then. National Enquirer beelee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted August 21, 2008 ^Madiido, ma maqashay, , they are under spell. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 21, 2008 Do they use madiido in the west too ?? :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 21, 2008 ^^^ Why sad face, ma noogto xataa waa jirtaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 21, 2008 ....... walee hadaa aduunkii wuu waashay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted August 21, 2008 siteey manoogto qof la dhaho aan arkay lol..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 21, 2008 ^^^ looooooooooool, wey jiraan waaw, siteeyaashii Soomaaliya isoo xasuusisay, siteey sacuudi, siteey japaaneese Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted August 21, 2008 lool nuune walaahi somalida dadka seey wax ugu qariyaan aan ka qeyliyay Gabar hada kahor waxaa aqaanay ...JEEGO WAREEGO LA DHAHO Quote Share this post Link to post Share on other sites