Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Dhaqaatiirta Oo kadigtay Cuduro ka dhasha Goobaha ay fariistaan Biyaha Roobka

Recommended Posts

Deeq A.   

iyadoo lagu guda jiro xili Roobaadkii Guga ayaa waxaa laga cabsi qabaa in meelaha ay fariistaan biyaha  wasaqaysan ay ka dhashaan   Cudurada faafa.

Dhaqaatiirta ka howlgasha Goobaha Caafimaadka ee Gobolada ay Roobabku ka curteen ayaa waxa ay wadaan dadaalo ay ku wacyi galinayaan  dadweynaha iyagoo faraya in ay Nadaafada ilaaliyaan.

Agaasimaha Isbitaalka wayn ee Magaalada Gaalkacyo D,r  Maxamed Xuseen Aadan ayaa shacabka ka codsaday in ay ubadkooda ka ilaaliyaan Goobaha ay biyuhu fariistaan .

Sidoo kale dhaqtarka waxa uu ganacsatada uu kula taliyay gaar ahaan maqaayadaha Cuntada kariyay in raashinka ladaboolo, lagana ilaaliyo daqsiga si aysan Cuduro uga dhalan.

Halkan ka Dhagayso Agaasimaha Isbitaalka Gaalkacyo .

      Agaasimaha Isbitaalka Gaalkacyo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this