Barwaaqo Posted April 16, 2018 Xeradii Imaaraadka Carabta ee magaalada Muqdisho oo ay boobeen Ciidamo & Wararkii ugu danbeeyay https://goobjooge.net/xeradii-imaaraadka-carabta-ee-magaalada-muqdisho-oo-ay-boobeen-ciidamo-wararkii-ugu-danbeeyay/amp/?__twitter_impression=true Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted April 16, 2018 A truly shameful conduct. This government has become a failure. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted April 16, 2018 This is probably fake news. More credible media did not report this incident Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted April 16, 2018 https://goobjooge.net/xaalad-cakiran-oo-ka-taagan-saldhigga-ciidamadii-imaaraadku-tababaray-saraakiil-qaadatay-gaadiidkii-milateriga/ This more details what happened. The UAE told them to leave and some officers rebelled. They must face military court. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted April 16, 2018 Tababarayaashii Imaaraadka Oo Iskaga Baxay Muqdisho & Iyo Ciidamo Boobay Xaruntoodii. Muqdisho ( Mareeg News ) Qaar ka mid Ciidamada Dowladda ee ku sugnaa Xarunta Tababarka Ciidamada ee Imaaraadka Carabta ku lahaayeen magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in ay Boobeen agab yaalay Xarunta oo ay maanta ka baxeen Saraakiishii Imaaraadka. Ciidamada ayaa la sheegay in ay qaateen Agab Ciidan qalab lagu tababarto iyo Gaadiid ay lahaayeen Ciidamada Imaaraadka ee ku sugnaa magaalada Muqdisho. Wararka qaar ayaa sheegaya in isku dhacyo uu dhaxmaray Ciidamadii xarunta ku sugnaa kuwaas oo ku dagaalamay agabkii ay qaateen. Dhinaca kale Saraakiil ka mid ah Ciidamada Milatariga ee ku sugnaa xaruntaasi ayaa beeniyay in Ciidanka wax boobay ay ka mid ahaayeen Ciidamadii xarunta ku sugnaa. Saraakiishaan ayaa sheegay in agabka la qaatay oo u badnaa Gaadiid Ciidan ay qaateen Saraakiil ka mid ah Milatariga Soomaaliya oo aan ka tirsaneen Ciidankii Imaaraadka Tababaray. Masuuliyiinta Wasaaradda Gaashaandhigga ilaa hadda kama hadlin wararka sheegaya in la boobay agab ciidan oo yaalay Xarunta Tababarka Imaaraadka ee Muqdisho. Imaaraadka ayaa saakay ka baxay Muqdisho waxayna qaateen Konteenaro iyo agabyo kale kadib markii uu xumaaday xiriirkii ay la lahaayeen Soomaaliya. La soco wixii ku soo kordha. https://mareeg.com/tababarayaashii-imaaraadka-oo-iskaga-baxay-muqdisho-iyo-ciidamo-boobay-xaruntoodii/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted April 16, 2018 Sheekadan waykaduwantahay kuwii hore. The question who looted the place? 41 minutes ago, Holac said: Saraakiishaan ayaa sheegay in agabka la qaatay oo u badnaa Gaadiid Ciidan ay qaateen Saraakiil ka mid ah Milatariga Soomaaliya oo aan ka tirsaneen Ciidankii Imaaraadka Tababaray. https://mareeg.com/tababarayaashii-imaaraadka-oo-iskaga-baxay-muqdisho-iyo-ciidamo-boobay-xaruntoodii/ You have to give credit those good soldiers who did the right thing and punishment those who looted. This is problem in somalia. In America, rites loot every time they got opportunity. People will loot but they have to know it will a price to pay your crime. There is no price to pay somali today. Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted April 16, 2018 I thought the defence minister said last week that on the 12 April these soldiers will be under the federal government. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted April 17, 2018 http://www.allgalgaduud.net/2018/04/16/dhegayso-taliyaha-taliska-ciidanka-xooga-oo-beeniyaay-in-la-bililqaystay-xarunta-gen-gorod/ According to the someone who speaks for the Somali army. It was fake news Quote Share this post Link to post Share on other sites