Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Caluula Oo ay bada ku soo fatahday iyo Maamulka Gobolka Garda Fuu Oo Gurmad deg deg ah dalbaday

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiyaha  Gobolka Garda Fuu Maxamuud Axmed Caynab oo Waraysi Gaar ah siiyay Puntlandi.com ayaa si qoto dheer waxa uu uga hadlay xaalada guud ee ka jirta Gobolka Garda Fuu iyo Tuulooyinka hoos yimaada .

Gudoomiyaha ayaa waxa uu sheegay in  Gobolka ay ka jirto Abaar saameen ku yeelatay dadka iyo duunyada iyo biyo laan xoogan .

Waxa uu Gudoomiye Caynab uu sheegay sidookale in  Magaalada Caluula  ay ku soo fatahmeen biyaha bada ayna ku bara kaceen Qoysas farabadan .
Maamulka Puntland Hay,adaha Caalamiga ah ,iyo  Dowladda Fadaraalka Soomaaliya. ayuu baaq udiray .
Halkan ka dhagayso.
      Waraysiga Maxamuud Axmed caynab Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this