Sign in to follow this  
Deeq A.

BREAKING NEWS:- Madaxweyne Gaas oo shir jaraa’id ku qabanaya xerada ciidanka PMPF, Muxuu ka hadlayaa?

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne Gaas ayaa goor dhow shir jara’id warbaahinta ugu qabanaya xerada ciidanka Badda Puntland ee kutaala duleedka magaalada Bosaso, xeradas oo ay gacanta ku hayso dowladda Imaaraatka Carabta,

Sida uu kusoo waramayo weriyaha Puntland. madaxweyne Gaas ayaa cadayndoona mowqifka dowladda Puntland ee ku saabsan xiriirka kala dhexeeya Imaaraatka iyo war kasoo yeeray villa Soomaaliya oo ah inay la wareegayaan masuuliyada ciidamada uu tababaray Imaaaatku.

Dhinaca kale, ma jirto cid katirsan dowladda federalka oo booqatay ama booqanaysa xerada ciidamada Badda Puntland, waxaana xusid mudan in wafdigii shalay tagay Carmo ee ka socday dowladda federalka Soomaaliya ay dib ugu noqdeen magaalada Muqdisho.

Wixii soo kordha kala socda Puntlandi.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this