ANWAR Posted May 14, 2007 http://www.somaliweyn.com/pages/news/May_07/15may10.html look at what they have done AND LOOK WHAT WE HAVE GIVE THEM BACK MY ALLHA BLESS YOUR SOUL I HOPE YOU GO TO heaven Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chimera Posted May 14, 2007 Where do they hide these Images?? we picture starving around here yo....exhibit A/B/C/D/E/F -ARCHIVED- Thank you Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 15, 2007 Sawiro qiimo iyo qaayo leh, indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted May 15, 2007 Pioneers in every sense of the word! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Legend of Zu Posted May 15, 2007 ^^^ wa run sxb...anaguna halkaan baan qabiil poliitiks isku xagxaganaa...soo maha! Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted May 15, 2007 ^^Waxeegu waa feedh iyo laad saxib, cidiyoba ma lihi,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Legend of Zu Posted May 15, 2007 ^^^LoooL..hadde 16 sano ayeey is feerayeen... way daaleen...markaa baa la is xagxaganayaa...mar dhaw waxay gaareeysaa in indhaha un la iska dagaalo! Cheers Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted May 15, 2007 ^^LoL Faraha ina daaley baryahan saxib. Waxeenu noqoney keyboard politicians. SYL yaa gaarikara? Ma kii shalayto dadkisa dilaayey ayeeynu maanta taargetgareena calashan 'unity' ayuu kahadlaya? Taasan anigu ka so horjeeda. Nothing more and nothing less. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 15, 2007 Raggii hore rag dheh ,,,,,,,,,,,,,,,, kuwan dambe rag laáan dheh ,,,,,,,,,,, anigana ciilkayga dheh Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted May 15, 2007 Magac M/Dhalasho Gobol S/Dhalasho Da’da 1. Cabdulqaadir Sakhaawadiin Tayeeglow Bakool 1919 24 Jir 2. Maxamed Xirsi Nuur(Siidii) Mareeg G/gadud 1915 28 Jir 3. Yaasiin Xaaji Cusmaan Sharmarke Hobyo Mudug 1917 26 Jir 4. Xaaji Maxamed Xuseen Maxaad Muqdisho Banadir 1917 26 Jir 5. Cusmaan Geeddi Raage Muqdisho Banadir 1925 18 Jir 6. Dheere Xaaji Dheere Muqdisho Banadir 1926 17 Jir 7. Daahir Xaaji Cusmaan (Dhegaweyne) Hobyo Mudug 1925 18 Jir 8. Cali Xasan Maslax - 1919 24 Jir 9. Maxamed Cali Nuur Mugadisho Banadir 1927 16 Jir 10. Maxamed Faarax Hilowle Mareeg G/gaduud 1925 18 Jir 11. X. Maxamed Cabdulaahi Xayeesi Muqdaisho Banadir 1918 25 Jir 12. Huudow Macalin Cabdulaahi Saalax Mareereey Sh/hoose 1926 17 Jir 13. Maxamed Cusmaan Baarbe Baardheere Gedo 1910 33jir Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted May 15, 2007 Thats a nice building, where is the picture taken? and is that building still standing? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 15, 2007 Somalia still have some valuable resources if they want to use ,,,,,,,,,,,, dadkii aanu is fahmi lahayn waa kuwaas Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted May 16, 2007 SYL legacy is ruined ya'll. May Allah bless those who died among them, they did a great job. Quote Share this post Link to post Share on other sites