Deeq A. Posted April 13, 2018 Baydhaba (Caasimada Online) – Maamulka Koonfur Galbeed ayaa lacag dhan shan iyo toban kun oo lacagta Mareykanka ($15,000) guddoonsiiyay Sarkaal dhawaan ka soo goystay Ururka Al Shabaab, ka dib markii uu wada hadal la bilaabay Maamulka. Sarkaalkan oo lagu magacaabo Maxamed Xasan Aadan (Sandheere) ayaa bishii January iska soo dhiibay Magaalada Baydhabo, sababo ku aadan markii uu garowsaday in Shabaabku baneysteen dhiigga umadda Soomaaliyeed, Sida uu Munaasabada uga dhawaaqay. Xaflad Xalay lagu qabtay Xarunta Wasaaradda Amniga Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo ayaa lacagtan lagu guddoonsiiyay Sarkaalka ka soo goystay Al Shabaab, waxaana guddoonsiiyay Wasiirka Amniga, Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eelaay). Maxamed Sandheere oo ka tirsanaa Saraakiisha Hoggaanka Gaadiidka ee Al Shabaab ayaa Maamulka Koonfur Galbeed isu soo dhiibay, xilli uu watay gaari nooca dagaalka, isla-markaana uu ku xiran yahay qoriga dhashiikaha. Sandheere ayaa sheegay in muddo dheer uu ka tirsanaa Ururka Al Shabaab, markii ugu dambeysayna uu ka yimid dhinaca Gobolada Jubbooyinka. Waa markii ugu horeysay lacag cadadkeedu yahay lagu wareejiyo Sarkaal Shabaab ka soo goystay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted April 14, 2018 That is a lot of money for Alshabab murderer. I am not sure if this strategy would be any more effective than having AMISOM in the country to defeat Alshabab. It is a waste of effort. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 14, 2018 Yes, $15,000 is high to be given in Soomaaliya. But I guess it is paid by one of those 'internashinal kamiyuuniti' hay'ad in Baydhabo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 14, 2018 Great, reward a killer, only in Somalia. Young kids are executed while 'leadership' is pardoned and paid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted April 14, 2018 Exactly. THey kill the 15 years old boys who are forced to commit these crimes but reward those who had masterminded. Only in Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted April 14, 2018 This is wrong in so many ways, he took the money and maybe still has not changed his Takfir ideology. Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted April 14, 2018 Ninkan wuxuu lasoo baxsaday gaari cabdi bile ah dhashiike saaranyahay taasi ayaa loogu qiimeeyey lacagta. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Old_Observer Posted April 15, 2018 One has to try evrything and as such in this regard, I do not see the wrong. If the deal with this devil prevents the recruitment and indoctrination of next 20 next 100 Shabab, it will have been worth it. Its easy for you and I sitting on your sofa to be "moralistic" about this while supporting parliamentarians and government stashing millions and changing nothing in the lives of people except more meyhem and conflicts. Quote Share this post Link to post Share on other sites