Deeq A. Posted April 10, 2018 Sheikh Khalid Binu Ahmed Al-Khaliifa Wasiirka Arimaha Dibada ee Dalka Bah Sheikh Khalid Binu Ahmed Al-Khaliif ayaa ku eedeyey Xukuumada Somaaliyeed mid ka abaal dhacday oo aan xusuusan wanaagii iyo waxtarkii Dawlada Imaaradka Carabta u gashay dalkooda. Wasiirka ayaa qoraal kooban oo uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Twitterka ayaa aad ugu nuux-nuuxsaday taageerada dhinac walba leh ee dawlada Imaaradka Carabtu la garab taagneyd dalka Somalia markii ay ku jirtay wakhtiga xun. Wasiirka oo u muuqda mid la safan dawlada Imaaradka Carabta ayaa xusay shirarkii looga hadlaayey arimaha somaaliya ee lagu qabtay imaaradka iyo dadaaladii lagula dagaalamaayey burcad badeedka iyo sidoo kale macaawinooyinkii maaliyadeed ee ay Dawlada Imaaradku u fidisay Somalia. Ismaandhaafka siyaasadeed u dhaxeeya Xukuumda Somaaliya iyo dawlada Imaaradka Carabta ayaa u muuqda mid faraha ka sii baxaya, una xuub siiban doona iska horimaad weyn oo diblomaasiyeed oo Xukuumada Somalia oo la safan dawlada Qatar ay ku waajihi doonto dawladaha ku mideysan golaha iskaashiga Khaliijka Halkan ka akhri qoraalka Wasiirka Quote Share this post Link to post Share on other sites
Old_Observer Posted April 10, 2018 Another Bedewin who only asks how high to jump how hard to kiss Saudi and UAE princes. No self respect at all. He takes away citizenship of Shiia that were born and raised in his country, too scared to arrest or have fair hearing. When the Shiia get this miscreate he will be hanging upside down. Does that mean he expects Somalia to allow shenanigan, just because UAE gave help in the past? Quote Share this post Link to post Share on other sites