Deeq A. Posted April 10, 2018 Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Goordhow lagu wadaa in uu Warbaahinta la hadlo. Wariyaasha ayaa Goordhow looga yeeray Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo ayaa ka hadlaya Xaaladaha siyaasadeed ee dalka ka jira iyo is casilaadii Gudoomiye Jawaari. Siyaasada Soomaaliya ayaa marqura isbadashay kadib markii uu is casilay Gudoomiyihii Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari. Faah Faahinta Dib kala soco Insha allah Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Madaxweyne Farmaajo oo Goordhow Warbaahinta la hadlaya appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites