Sign in to follow this  
Deeq A.

Uguyaraan 70 Qof Oo ku dhintay Weerar loo Adeegsaday Sunta Gaaska.

Recommended Posts

Deeq A.   

Wadamada Caalamka ayaa intooda badan waxa ay Cambaareeyeen Weerarkii kiimikada ahaa ee lagu qaaday goob ay Mucaaradka dalkaasi Suuriya  ay kaga suganaayeen Magaalada Duuma ee Dalkaasi Suuriya.

Weerarkan ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay ilaa iyo 70 qof oo shacab ubadan .

Beesha caalamka ayaa ku baaqday in Weerarkan baaritaan dheeraad ah lagu sameeyo.

Hay,adaha Caalamiga ah ee u Ololeeya Xuquuqul insaanka ayaa sheegay in la isticmaalay sunta gaaska ah.

Maraykanka ayaa Ruushka ku eedeeyay in uu falkan uu ka dambeeyay .

Ma aha markii ugu horaysay oo weerar noocaan oo kale ah uu ka dhaco wadankaasi  Suuriya , waxa ahayd bishii August ayay ahayd markii Weerar noocaan oo kale ah uu ka dhacay dalkaasi Suuriya.

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this