Che -Guevara Posted June 22, 2010 I was busting out. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted June 23, 2010 Typical somali bolotik deadlock scenarios! loool@ Makki, the man! Qunful & sakatura aa ku midobay siyaasad buruso an wax la siinin & musmaar oo xalka sulugsan sorry aay ku cawdeen, le anna waa ka xunnahay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted June 23, 2010 Buurfuule Banaadir AKA Maka xaaji Banaadir inama caadi ma aha walaahi... Man I love this guy! "Sekunto baa tahay liita iyo seera "B" wax ismoode, Sadkaada waa kalagoos Samigaada Barwaaye ee sidaas miyaadan Ogeen?" Walaahi Caadi ma aha loooooool Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 23, 2010 Heesaa, majaajiliiste, jilaa, abwaan, qoraa, soosaare -- you name it, he is all and above. Maki Xaaji Banaadiroow, jir waligaa oo nooloow. Sadly, meel uu Maki Xaaji Banaadir ka qaxay maxaa u maleynee in wax u haray. As much as he wanted to remain deegaanka aabihiis loogu magacdaray, wuxuu u qaxay finally to Imaaraadka because of xaalka marxalan aan dhamaadka lahayn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted June 23, 2010 Deserves a Nobel Prize no! baacda dhuuqso Maki. Noolow weligaa indeed! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 23, 2010 NNC, fiirso this and see how uu ugu qosolsiinaayo madaxweynaha Jabuuti. That was a decade ago in 2000, at shirkii Jabuuti. I don't know what to call that (''saar?') wuxuu ugu magacdaray wamal xayaatul dunyaa ilaa mataacul quruur. It is wonderful. Historical narrative, too, if one can understand. Another version of it: Magaceena Soomaali Mushtamaceena Islaam Mawaadiniinta dadkeena Midab oo kala sooco Mabda' oo kala qaado Meesha iigama muuqato Midigteena kitaabka Mahuraanka islaamka Iyo mowqifka diinta Baan ku mideeysanehee Waxa meesha iiga muuqda Oo masiibada keenay Iyo macaluusha kordheeyso Maamul iyo kursi waaye Muran taa kama joogtee Maanka hanoo taliyo Maskaxdana ha shaqeyso In Soomaali maseerto Midnimo loo hanqaltaago Meesha waa ku jirtaa Mar haddeey madaxdeena Madasha toos u furaan Murunka soo afjaraan Muujiyaan iswalaashi Iyo mowduuc nabadeed Maslaxo caam ah dhisaan Masaakiinta caruurta Maatida heer tabareedka In mudnaanta la siiyo Midnimo loogu adeego Moxogoodana u xirtaan Wax macaan badan waaye Oon ku miirsan kareyno Maskaxdeen ku dageysoo Muraalkeen ku dhismaayo Muuse shaah iga dhiib Macoow haashka isii Maaxi koostar isaar Maanaboolyo igeey Muxudiin alif keen Maadeey qaam iska baar Mursal ii macbileey xaajiyayaasha midood ood macruufo tihiin Madiinaan u socdaa Ama meel uun ku sheeg Maska diirta cambuulo Iyo madaalka galeey Inaan maanta niraahno Mehered noo noqon meyso Mustaqbalaa la rabaa Rajo muuqan kareysoo Miraheed la cunaayo Masaariifta caruurta Mugdi beey ku jirtaa Marasho, madaxsaar Iyo minan ijaar ma awoodno Mushaar meel laga dhiibo Oo maciishadda suuqda Maamulka qoyska Lagu moodi karaayo Mar horaa u dambeysay Inaan meesha yuurarnoo Maalin daa'in marqaano Waa marduuf ama qeyb Majin iyo qoriyaal maskaxdeen ku duqeyno Meherad noo noqon meyso Mustaqbalaa la rabaa Rajo muuqan kareysoo Miraheed la cunaayo Mufumeento la'aanta Mashaalkilka taagan Macbuudoow naga mooti Maslaxo caam ah nasii Inaan maanta niraahno Meesha waa ku jirtaa Mindi daab an laheyn Madax dooro ma goyso Xataa malaay sarsaroow Ma awoodi kareyso Midigta & bidixdeeda Ismagan sashadooda Waa muhiimadda guusha Mowqifkeena israaca Midnimo iyo xasilooni Maslaxo iyo nabad waarta Wax kaloo na maraaya Ineey meesha oolin Wa iska muuqan kartaa... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted June 23, 2010 I've seen it already, waad mahadsantahey, adeerkey aa ii fasirey si fiican. Mogadishaa rajo fiican, wamal xayaatul duniyaa ilaa mataacul qaruur. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted June 23, 2010 Maki, not Maka!! naag baadba ka dhigteene. Great poet, Muallif, jilaa (Shaykhul Kulli waaye) Singub aa ka qayliyey Ps. MMA, reer Banaadir maaha, waa reer Sh. Hoose. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted June 23, 2010 ^loool,i was thinking the same thing, maka being a feminine noun Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted June 23, 2010 Maadeey Maki waa reer banaadir marax yahoo!! shukhulkii waxaa keentay dadka hada jiro.. iyagoo wiligood aan arkin bari ama waqooyiga oo xamar wiligood joogay bee sheeganaayan Burco oo bush ah iyo Qardho oo tuulo eh.. Hadaa dhaheysid "Maki" beeshiisa waa reer shabeelada Hoose, haa. Laakiin asaga waa reer Banaadir waraa..reer baadinimada naga dhaaf nooh! Maka iyo Mako kala saara.. Mako waaye markuu female name noqonaayo... Maka ama Maki waa isku mid..lahjada ee ku xiran tahay.. laakiin Mako waa magac gabar Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted June 23, 2010 ^Tuujiye, Ani wax aan hubo aan sheegooyaa sxb. Maki born and bred in Marko Caddeeeeey. adi waa iska hadlee yaa!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted June 23, 2010 ^lol@ your description of the great city of burco and the origin of SOL's first lady, Qardho... Tuujie, mako iyo maka waa the same just like sahro and sahra or saado and saada, I don't know about maki. BTW, I was really shocked when I met a guy named shukri/shugri,no really horrified, thats the name of half of my female family members, I guess it depends on what part of the country your from... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted June 23, 2010 ^^^ ok saaxiiboo...I Have a guy friend named Iman.. kaas makawaalnoo... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted June 23, 2010 loool, ka dar oo ibi dhal, iman waa the most famous African model ever, i would sue my parents if they did some ish like that Quote Share this post Link to post Share on other sites