Faheema. Posted March 4, 2007 lol, hilarious...even they couldn't help laughing at their lines Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted March 4, 2007 ^^ I like the image of the reer miyi girl. Beautiful dark skin girl with timo tidcan . What a beauty! 'Ciddiya-casta' anigu kama helo [edit] Nooloow, weligaa nooloow! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faheema. Posted March 4, 2007 lol^ and this a combination of the two, kabahii shanqadhayey way xidhantahay timihiina way sii daysey Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted March 4, 2007 ^^Sadax qaydkii sowtaa xiratey? Timaha oo ay sii deysaa waa laa mushkilo, laakiin cunaabiga ayaa ugu muhiimsan . Anigu mar allaaliyo markaan mala kugu suureeyo, waxaa ii sawirma inantaa yar ee garoorta dhiisha ku luleysa. Cirridaheeda qandiga madowga ah iyo qosolkeedaa qurxoonee laab-qaboojiska ah ayaan kugu tuhmaaye bal warka soo daa, Carfooneey . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted March 4, 2007 Originally posted by Paragon: ^^ I like the image of the reer miyi girl. Beautiful dark skin girl with timo tidcan . What a beauty! 'Ciddiya-casta' anigu kama helo [edit] Nooloow, weligaa nooloow! Walle,maxaan kala duwanahay yaa Paragon Anigana waxaan kahelay reer magasha kawaran hee..especially markey dhahdo;(when asked about the Glasses) "Dee reer magaal baynu nahay cadceeday ka xidhana" Walle,Qoftaas wax wee ka kala soconayaan unlike Cawralo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted March 4, 2007 I didn't know 'heedhe' was SL accent. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted March 4, 2007 Lol@Brown. Nin waliba dhookhii sxb . Aniga horta waxaan ka careysanahay sida ragga qadaad-xiirta reer magaalka ahi inanta yaree innocent-ka sheekooyin cusub ula yimaadeen . The only sheeko she knows concerns arigii iyo dameerihii iyo in roob da'ay . She is bemused! lol Jimcaale lol, waad igu dheeleysaa. Heedhe is an original northern word... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted March 4, 2007 ma waxana dagantihiin idinko bil adan ah kulaheed.....ma saasa reer magaal loo yahay :rolleyes: .......lol@ cadceeda ka xidhana , idinkuna waad iska bahantihiin allah daruurahay marasa ma istidhi magacyada casriga ana kuu bixinaya cawrala waan ka badali,,,,idil iyo ubax lool reminds me of qabyo part 1...where faduma nakruma was like mike aan ku bixinaya markasu sungub yidhi naa taada u talisaye magacayga igama badalasid lol waxbarasho maxay ah naa riyaha wa lisi aqaana oo digada waan xaaqi aqaana .o ocawska waan samen kara .caanaha wa luli kara ....lol way ka gashatay ma istidhi.. lol magaalo ku geeeyo oo xafiis ka shageeesid oo magaalada nimanka wa laga kaftoomay ...hahaahahahahah so true ....my uncle said the other day when my ayeeyo asked him if any of his kids got married..... he was like " meel lagu guursado ii sheeg aan geeyo kuwani meel lagu guursado ma arage" good stuff ye all....nice video Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted March 4, 2007 ^Looool. I was about to comment of the malugu qabaa? Lol, yaa wax kugu falayaa . 'Oo walaal kaaley, indhihii Illaaheey kuu sameeyey maxaad isaga xihday?' 'Bal illaaheey baan kugu dhaarshee timahaaga bal eeg'. Lol. There is an allure to the reer miyi girl - what Somalis call - jiniyad. And the way she smiles all through the video. I think she can't help but smile . I had to watch the video again and again and she sure brings back my memories of girls from miyi... simply beauties ..all natural and no make-ups 'Laakiin anigu Ubaxa waxaan u aqaan wax dooxadayada ka baxa' lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted March 4, 2007 Paragon, I knew the term is used in north but far north. I thought it was more of northeastern. What do I know about North. Just my assumption. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haneefah Posted March 4, 2007 Funny majajilo. Originally posted by Paragon: simply beauties ..all natural and no make-ups Simplicity and natural beauty are not confined to gabdhaha reer miyiga ah ee bal ha u gafin gabdhaha kale huuno Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ojelle Posted March 4, 2007 wicked Video is just tells you more obout our rich culture and sort of ladies we missing, i wish i had one like Awrala. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taliban Posted March 4, 2007 One question to SOL males: 1. If the young woman is your close relative (i.e. sister), would you mind someone posting the video? Quote Share this post Link to post Share on other sites