Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Ururka Haweenka Ee Degmada Saaxo Oo Codsi udiray Dowladda Hoose ee Degmada

Recommended Posts

Deeq A.   

Ururka Haweenka ee Degmada Saaxo ee Gobolka Mudug ayaa maanta waxa ay Degmadaasi ay ka bilaabeen Olole Nadaafadeed oo ay uga hortagayaan Cuduro ka dilaaca Meelaha Qashinka laysugu geeyo iyo goobaha ay Biyaha Roobku ay fariistaan.

Haweenka ayaa sheegay in aysan Dowladda hoose ee Degmada Saaxo aysan ka helin agabkii lagu gurijiray Qashinka maadaama ay si iskaa wax u qabso ah ay shaqadan ubilaabeen ,dantuna ay biday in ay Gacmahooda ay Qashinka ku qaadaan .

Waxa ay Dowldda hoose ay ka codsadeen in loo keeno qalab ay ku shaqeeyaan Haweenka si howsha loo sii dar dar galiyo.

Degmada Saaxo ayaa kamid ah deegaanadii dhawaan uu ka curtay Roobkii Guga.

Hadaba halkan ka dhagayso Dhuux xaaji Cismaan oo ah Gudoomiye kuxigeenka Ururka Hweenka ee Degmada Saaxo.

      Dhuux

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this