Deeq A. Posted April 7, 2018 Degmada Dhahar ee Gobolka Haylaan waxaa ka curtay Roobkii Guga oo in badan ay sugayeen dadka kudhaqan Gobolkaasi Haylaan oo ay mudo badan haysatay Abaar Saameen kuyeelatay dadka Xoolahaba. Roobabka ka da,ay Degmada Dhahar 24 saac ee la soo dhaafay ayaan gaysan wax khasaare ah sida la soo seegayo , waxaana uu Roobku uu ku teed sanyahay Tuulooyinbadan oo oo hoos yimaada Degmada dhahar ee Gobolka Haylaan. Ugu yaraan ilaa iyo 800 oo qoys oo xoolo dhaqato ah ayaa ku sugnaa Deegaanada ay Roobabkaasi ay ka da,een kuwaas oo aad ugu farxay Roobkan maanta dushooda ku hooray. Halkan ka dhagayso Dadka degmada dhahar Share this post Link to post Share on other sites