Sign in to follow this  
Deeq A.

Latest on Tukaraq

Recommended Posts

Deeq A.   

Qaar kamid ah dabaabadka Loo yaqaan kaare oo maamulka somailand ka keenay Oog ayaa maray duleedka bari ee magaalada laascaanood kuna siijeeda jiida tukaraq. Dhanka kale taliyaha maleeshiyaadka Somaliland nuux taani ayaa xalay xili danbe soo gaadhay magaalada laascaanood isagoo usii gudbi doona dhanka tukaraq. Puntland ayaa ciidamo tiro badan soo dhoobtay sadex aag oo kala, Aaga Godqaboobe, Aaga Boocame, Aaga Holhol, oo ah wadada kaliya ee somaliland ufuran. Labada dhinac ee isku horfadhiya tukaraq ee Somaliland iyo Puntland waxayna ku jiraan abaabulkii udanbeeyey iyadoona ay suuragal tahay in dagaalku uu waqti kasta qarxo

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this