Deeq A. Posted April 6, 2018 Wararka naga soo gaaraya haatan Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax xoogan uu ka dhacay Wadada lagu magacaabo KM4 ,Ama labar Afar oo ku taala dhanka koonfureed ee Magaalada Muqdisho . Qaraxan ayaa ahaa mid Ismiidaamin ahaa, sida ay dad Goob joogayaal ah usheegeen Puntlandi.com . lama xaqiijinkaro khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay Qaraxan ilaa iyo hada maadaama uu daqiiqo ka hor uu dhacay. Halkan kala soco wixii ku soo kordha warkan. Share this post Link to post Share on other sites