Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Puntland Oo ka qaybgalaya Aaska Inj. Abshir Muuse Siciid Oo maanta Qardho ka dhacaya.

Recommended Posts

Deeq A.   

Allaha unaxariistee Injineer Abshir Muuse Siciid oo 31.03.2018 ku geeriyooday cariga Ingiriirska ayaa maanta waxaa Aas qaran loogu samaynayaa magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka kar kaar.

Aaska Marxuumka ayaa waxaa ka soo qayb galay mas,uuliyin aad ufarabadan oo ay kamidyihiin, Isimada dhaqanka, Nabadoonada, iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Gobolada Puntland .

Aaska marxuumka ayaa waxaa ka soo qaybgalaya sidoo kale Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Cali Gaas iyo wafti uu uu hogaaminayo oo ka soo ambabaxay saaka Magaalada Garoowe .

Allaha unaxaristee Marxuumka ayaa waxa uu kamid ahaa Aasaasayaashii Puntland sanadii 1998 kii , wuxuuna marxuumka uu ku dhashay isla magalada Qardho sanadkii1937.

YUUU.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this