Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Abaar 7Sano jirsatay Oo laga soo sheegayo degmada Gumbax Ee Gobolka Garda Fuu

Recommended Posts

Deeq A.   

iyadoo Roobkii Guga ay ka curteen meelo badan oo kamid ah Gobolada Puntland maalinnimadii shalay ahayd ayna ku Qabowsadeen dadka iyo duunyada  ayaa hadana waxaa jira Deegaano badan oo laga soo sheegayo Abaar saameesay dadka iyo duunyo .

Degmada Gumbax oo katirsan Gobolka Garda Fuu ayaa kamid ah Deeganada ay Abaartu  wali ka jirto taas oo 7 sano jirsantay.

Dadka xoolo dhaqatada ah ayaa qaarkood waxa ay ku  soo xaroodaan Degmada Gumbax iyo Tuulooyinka kale ee hoos yimaada kadib markii ay la soo daristay xaalad nolol xumo.

Maamulka Degmada Gumbax ayaa sheegay in Ceelashii biyaha laga cabijiray ayaa Gureen qaarna ayba jabeen.

foostada biyaha ayaa Degmada Gumbax  ee Gobolka Garda Fuu waxaa lakala siisanayaa hadiiba lahelo lacag cadadkeeda gaaraysa  15 doolar , taas oo aysan awoodin dadka Xoolo dhaqatada ah oo ay Abaartu daashatay .

Hadaba Gudoomiyaha Degmada Gumbax Guure Cali Cumar ayaa kawaramaya xaalada Abaarta ee ka jirta Degmada.

      Gudoomiya degmada Gubax Ee Gobolka Garda Fuu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this