Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliyaha ciidamada Amisom Gen. Paul Lokech,” Soomaaliya diyaar umaha horusocod, siyaasiyiintooduna waa danaystaaal

Recommended Posts

Deeq A.   

Soomaaliya diyaar umaha inay horay usocoto, siyaasiyiintooduna waa danaystaaal, waxaa hadalkaan yidhi Gen. Paul Lokech oo ah taliyaha ciidamada Amisom, kaasoo ka hor hadlayay ragga ugu sareeya barlamaanka Soomaaliya.

Gen. Paul Lokech, ayaa sheegay ciidanka Amisom inay kasoo baxayaan furimaha dagaalka si ay u ukala dhex galaan barlamaanka is haysta, wuxuuna intaas ku daray Soomaaliya inay taagan tahay afar sano kahor meeshii uu kaga tagay markii dalkiisa uu dib ugu noqday.

Sarkaalkaan ayaa ku canaantay madaxda barlamaaanka inay joojiyaan danahooda shakhsiyadeed oo ay ka horumariyaan danaha bulshada. Waxaa kale oo uu sheegay in xarunta barlamaanka ay masuuliyadiisa amni la wareegeen ciidanka Amison inta xal laga gaarayo.

Puntlandi.com

 

.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this