Sign in to follow this  
Deeq A.

Haweeney Weerar ku qaaday Xarun ay Shirkada Youtube ay kulahayd Gobolka Kaliforniya

Recommended Posts

Deeq A.   

Haweeney 39 jir ah ayaa xalay waxa ay weerar ku qaaday xarunta shirkada Youtube ka ee kutaala  Gobolka Kaliforniya ee dalka Maraykanka .

 

Haweeneydan  ayaa sadax qof ku dhaawacday goobtaasi oo markii dambe iyada qudheeda  ay halkaasi isku dishay, Booliiska ayaa sheegay in Haweeneydan aysan aqoon ulahayn dadkii ay dhaawacday waxa  ay sheegeen  Ciidamada Booliska ilaa iyo hada ina aysan haynin wax cadayn ah oo ku saabsan sababta ay falkan u samaysay  Gabadhan .

 

Wararka  ay qorayaan Warbaahinta Maraykanka ayaa sheegaya in Gabadhan ay ka carootay Sawirro ay lahayd oo ay shirkada Youtube ay faaf reeb  ku samaysay Arintaas oo loo malaynayo in ay tahay mida ka caraysiisay gabadhan sababtayna in ay falkan gaysato  .

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this