Sign in to follow this  
Deeq A.

( Dhagayso ) Odayaal dhaqameed baaq ka soo saaray Afar qof Oo dhawaan lagu dilay Tuulada dhuudo

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxgaradka ,Cuqaasha, iyo Nabadoonada ku dhaqan Degmada Xumbays oo shir ku yeeshay maanta Degmadaasi ayaa  sheegay in wax laga xumaado ay tahay falkii dhawaan lagu dilay Afar qof oo Xoolo dhaqato ah oo kusugnaa Tuulada Dhuudo oo katirsan Gobolka kar kaar lagu dhaawacay labo qof oo kale.

 

Waxa ay sheegeen Odayaashan  in maadaama ay yihiin Beesha lagu tumayo in dhalinyarada falkaasi gaysatay ay ka soo jeedaan in ay kaxunyihiin marka hore falkaasi dhacay ee dadka  xoolo dhaqatada ah lagu laayay raalina aysan ka ahayn , sidoo kale  waxa ay sheegeen  Odayasha in ay  Cambaaraynayaan  lana xaali doonaa  dadkii dhibaatadaasi  ay ku dhacday  .

Halkan ka dhagayso.

      odayaasha Xumbays

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this