Suldaanka Posted April 6, 2018 1 hour ago, gooni said: Ceebtu ma'ahan inay is dilaan ama is qabqasadaan ama is maquuniyaan waxa lala yaabana ma'ahan aduunkoo dhan way ka dhacdaa Aragtidayda ceebtu waa shisheeye ha nasoo dhex galo anagoo joogna barlamaankii muqdisho. Oo kaalay ceebtu ma hada ayay kuu muuqatay? mida kale goorma ayu shisheeye ka maqnaa? shisheeye ilaa Cabdilahi Yey sidu u keenay Mogadishu, kama maqnayn. Hadii hadalkaagu ahaan lahaa AMISom ha naga baxdo oo Soomaali ha la isku daayo.. waa hadal la garan karo, waana Alshabaab halka ay joogto. Hadalkaagu kaa maha, waa bakhtiga ma cune fuudkiisa ayaan cabaa... 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites