Che -Guevara

One of the most shameful moments in Somali history

Recommended Posts

1 hour ago, gooni said:

Ceebtu ma'ahan inay is dilaan ama is qabqasadaan ama is maquuniyaan waxa lala yaabana ma'ahan aduunkoo dhan way ka dhacdaa

Aragtidayda ceebtu waa shisheeye ha nasoo dhex galo anagoo joogna barlamaankii muqdisho.

Oo kaalay ceebtu ma hada ayay kuu muuqatay? mida kale goorma ayu shisheeye ka maqnaa? shisheeye ilaa Cabdilahi Yey sidu u keenay Mogadishu, kama maqnayn.

Hadii hadalkaagu ahaan lahaa AMISom ha naga baxdo oo Soomaali ha la isku daayo.. waa hadal la garan karo, waana Alshabaab halka ay joogto. Hadalkaagu kaa maha, waa bakhtiga ma cune fuudkiisa ayaan cabaa...

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.