Mooge Posted April 4, 2018 GUDIGA DHISMAHA WADADA CEELDAAHIR IYO CEERIGAABO OO LA WAREEGAY LACAG DHAN($50,000) DOOLAR Bosaso[Puntland Post] - Eng Maxamed khaliif Jabiyey oo u u taagan xilka Madaxweynaha Puntland ayaa lacag dhan ($50,000) doolara ugu deeqay dhismaha wadad xiriirisa Ceeldaahir iyo Ceergaabo oo hada dhismaheedu marayo meel wanagsan. Wareejinta lacagtan ayaa ka danbeysay xili uu booqasho ku tagaya halka ay ka socoto dhismaha wadada Ceeldaahir iyo Ceergabao waxana ku soo dhaweyey gudoomiye ku xigeenka dhismaha wadada Sheekh Fu,aad Xaaji Nuur isagoona uga mahad celieyey Eng Maxamed Klaiif Deeqada lacageed ee ugu talagalaya dhismaha wadada. Eng Aadan Yuusf Bare oo enjineerka guud ee wadada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo ayaa uga waramaya waftiga tayada iyo sida aya u socdoto dhsimaha wadada isgoona cadeeyey in had iyo goor si wanagsan loo ilaaliyo tayada dhisme ee wadada. Maxamed Mahada Ciise oo aha Maareeyaha Mashruuca wadada Ceeldaahir iyo Ceergaabo ayaa ugu horan waftiga uga warbixyey halka uu marayo dhismaha wadada xiriirisa Ceergaabi ilamaa Ceeldaahir ee gobalka Sanaag. ‘’Dhismaha wadadu waxa uu marayaa heer wanagsan waxa uu u baahan yahaya in inta hadhay meel looga soo wada jeesto. Waxan aminsanahay in hadii dhexda loo xidho aya si wanagsan u dhamaanayso wadadan oo mihiim u bulshada Reer Puntland Sidaas waxa yiri Agaasimaha wadada Ceeldaahir iyo Ceergaabo Maxamed Mahad Ciise. Ganacsade Maxamuud Khaliif ayaa amaaney guddigii isu xilqaamey mashruuca weyn ee dhismaha Ceeldaahir Ceergaabo, waxaana uu sheegay in uu kaga qaybqaadanayo 50,000 oo dollarka Maraykanka ah. Dhismaha waddada Ceeldaahir-Ceergaabo ayaa hadda ku dhaw degmada Badhan, waxaana dhawaan gaarey CeelDaahir qalabkii la saari lahaa daamuurta iyo laamiga. Gudiga gacanta ku haysa dhismaha wadada Ceeldaahir iyo Ceergaabo ayaa sheegaya in loo baahan yahay sidii meel looga soo wada jeesan lahaan dhameystirka wadada oo la sheegay in ay wax yar ka harsan tahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted April 4, 2018 well done niyoow. we need people who can walk the walk niyoow and take action. Guul iyo Gobanimo. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 4, 2018 I am glad he made the donation but one wonders how will he be different from A/Weli? 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted April 4, 2018 at this point, he who invests in the land with that kind of money deserves to lead. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
YoniZ Posted April 5, 2018 On 4/4/2018 at 10:01 PM, Mooge said: at this point, he who invests in the land with that kind of money deserves to lead. I will add little editing on that statement "at this point, he who invests in the land with that kind of money - and loot 100 fold of that investment from the public burse - deserves to lead. Never mix Charity with political campaign. He could have made sincere donations prior to his campaign. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted April 5, 2018 Regarless of his political ambition, He did a wonderful thing, Well done and God bless him. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dahireeto Posted April 5, 2018 Regardless, he did a wonderful thing. Nobody pays 50K for anything in Somalia. He is rare. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted April 6, 2018 Engineer is well know honorable man. I believe he decided to give his money for good causes instead of giving it to corrupt parliamentarians to get elected. By election time he will have no money left. to give. He deserves to be elected. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites