Sign in to follow this  
Deeq A.

Breaking News– Daawo Xaalada Gudaha Aqalka Baarlamaanka suu ku furmay maanta

Recommended Posts

Deeq A.   


breaking-nes-150x63-1.pngMuqdisho- Arbaco 4/4,2018- Puntlandi.com– Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa saaka ku waabariistey Ciidan Gudaha ugu jira iyo Xildhibaanadu oo qaarkood loo diiday iney Gudaha u galaan.

Mid kamida Xildhibaanada ayaa Puntlandi u sheegay in Ciidan aad u hubeysan oo ka amar qaadanaya Vila Soomaaliya ay qabsadeen Baarlamaanka, Waxaa taas weheliya ugu yaraan Boqol Boooliis ah, Xildhibaanku wuxuu Kaloo Puntlandi u sheegay in Boqolka Booliska ah loo qorsheeyey iney joogaan Gudaha Baarlamaanka iyana waxay si toosa uga amar qaadanayaan Villa Soomaaliya, Sida uu Xildhibaanku noo sheegay, wuxuu kaloo raacoyay in mid kamida Booliska u sheegay iney Amar ku heystaan iney ilaaliyaan Gudoomiye Xigeenka kowaad iyo qaar kamida Xildhibaanada.

Xildhibaanku wuxuu kaloo noo sheegay in isaga iyo Xildhibaan kale loo diiday iney Gudaha u galaan Baarlamaanka.

Hoos ka Daawo saaka iyo Gudaha Baarlsmaanka Federaalka Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this