Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga nabad galyada gobolka Nugaal oo go’aan kasoo saaray khilaafka ka dhex taagan golaha deganka Garowe.

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha gobolka Nugaal oo ah guddoomiyaha guddiga nabad galyada gobolka Nugaal, Cumar Faraweyne, ayaa sharci darro ku tilmaamay mooshin golaha degaanka Garowe ka keeneen duqa Garowe, Xasan Maxamed Ciise (Xasan Goodir).

Guddoomiye Cumar Faraweyne ayaa sheegay inay tilaabo ka qaadayaan cid kasta oo isku dayda inay abuurto fowdo iyo khalalaase lid ku ah ammaanka caasimadda, wuxuuna xildhibaanada horboodaya mooshinkaas ugu baaqay inay ilaaliyaan wadajirka iyo midnimada.

Dhinaca kale Gudiga nabad gelyada gobolka Nugaal ayaa si kmg ah ujoojiyay kalfadhigii golaha degaanka degmada Garowe muddo ku siman 10 cisho ah, waxaana qoraalkaas loo gudbiyay wasaaraddaha amniga iyo arrimaja gudaha

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this