Suldaanka Posted April 3, 2018 AUN Abwaan Suldaan Timocade. Hadalku waa inta u yidhi Abwaanku 1960kii. Maantana cabaadka Villa AMISom kaa waxba kama duwana shalay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted April 4, 2018 This is the complete poem. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted April 4, 2018 Waxa la yidhi, Quranka oo Alif kaa qaloocsamay, Albaqra kuuma saxmo. Midnimo bilowgii habawday ayay wali dadka qaar daydayaan. Gudcur madaw nin indhaha cadeeyay alaylehe isaga ayaa iska cadeeyay. Waar yaan wax duulaya indhaha kaa galin yaa ku yidha. Quote Share this post Link to post Share on other sites