Deeq A. Posted April 3, 2018 Dagaalka siyaasadeed ee ka socda Magaalada Muqdisha ayaa iminka noqoday mid banaanka yaal ka dib markii Mooshinkii isu badalay dagaal siyaadeed oo u dhexeeya Baarlamaanka iyo Xukuumada, Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa weerar afka ah wuxuu ku qaaaday Madaxweyne Farmaajo isagoo Gudoomiyhu uu banaanka soo dhigay waxyaabihii ay ku wada hadlwwn isaga iyo Madaxweynaha. Hadalka Gudoomiye Jawaari ayaa muujinaya in Madaxweynuhu uu isku dayay in uu ku cadaadiyo Gudoomiye Jawaari in uu iscasilo balse taas si caro leh ayuu Jawaari ugu jawaabay Madaxweynaha. Wararka caawa la helayo waxay sheegayaan in Gudoomiye Jawaari uu isu diyaarinayo inuu iska difaaco weerar walba oo uga yimaada Dhinaca Xukuumada, Ilo aad ugu dhow Gudoomiye Jawaari ayaa Puntlandi u sheegay in Gudoomiyuhu aah maanta aad uga carooday Madaxweynaha, uuna dareemaymin uu Madaxweyne Farmaajo uu si toosa ula saftay Raysal wasaaraha. XaaladaMuqdisho ayaa caawa aad kacsan waxaana magaalada buux dhaafiyey Ciidamo kala duwan oo labada dhinac kala taageersan. Puntlandi Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted April 3, 2018 nin daad qaadey xunbo cuskey Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted April 4, 2018 Jawaari is the most corrupt speaker you could find. How many good PMs did he get rid of using the failed parliament. Mooshin this, mooshin that is all he understands. The irony is that the same mooshin is going to get rid of him. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted April 4, 2018 8 minutes ago, Holac said: Jawaari is the most corrupt speaker you could find. How many good PMs did he get rid of using the failed parliament. Mooshin this, mooshin that is all he understands. The irony is that the same mooshin is going to get rid of him. karma has its ways , isagii bay sidataa hadaa! Quote Share this post Link to post Share on other sites