Deeq A.

Video: Puntland sentences army deserter to death for joining Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

DAAWO-Xukunka Dilka ah ee Lagu Ridey Askari Hub Kala Goostay Puntland, Tirada Hubka iyo Deegaankuu Ka Soo Jeedo.

Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ee dambiyada culus ee dawladda Puntland ayaa goor dhaw ku dhawaaqday Xukun dil toogasho ah oo lagu xukumay Askari katirsanaa ciidamada Difaaca ee Puntland oo isku dhiibay Somaliland, lana goostay gaari dagaal iyo hub fara badan oo ay lahaayeen ciidamada Difaaca Puntland, ulana galay maamulka la baxay Somaliland.

Maxamed Maxamuud Guure, oo ka soo jeeda gobolka Sanaag ee Puntland ayaa maxkadu caddaysay inuu Soomaaliland ula goostay gaari noociisu yahay 3F, 7 qori iyo 2 baastooladood. Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Puntland iyo Gaadiid dagaal oo uu watay ayaa Ka goostay Puntland, Isagoo ku biiray Ciidamada Somaliland. Munaasibad lagu soo dhowaynayayey ayaa waxaa ka hadlay Saraakiil ka tirsan Ciidamada Somaliland, waxayna sheegeen inuu hada si rasmiya uga mid noqon doono Ciidamada Somaliland, Islamarkaana ay Rajaynayaan Ciidamo kale oo kasoo goosta dhinaca Puntland.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.