Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Gudoomiye Jawaari Oo Sharci daro ku tilmaamay Shirka bari ka furmaya Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo goor dhawayd Warbaahin Shirjaraaid ugu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in uu sharci daro yahay kulanka Golaha Wakiilada ee maalinta bari ah ka furmi doonay Magaalada Muqdisho , iyadoo aan wali laga heshiin oo aan laysku raacin wax ajande ah.

Waxa uu sheegay jawaari  in Mas,uuliyada  iyo caawqib xumida arintan ka dhalata uu dusha uridan doono Madaxweyne Farmaajo.

Gudoomiyaha ayaa beeniyay in Madaxweynaha ay isla soo qaadeen in uu  xilka ka tanaasulo, balse waxa uu sheegay in ay ahayd in Xukuumada iyadu ay is casisho maadaama ay gabtay howlihii loo igmaday .

Halkan ka dhagayso  shirkiisa Jaraaid.

      Shirka jawaari

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this